HomeWasiir Sacad oo ka Hadlay Xilka Cusub ee loo Magacaabay

Wasiir Sacad oo ka Hadlay Xilka Cusub ee loo Magacaabay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost):-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Sacad Cali Shire, oo shalay loo magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibada kadib markii uu Maxamed Biixi Yoonis iska casilay xilkan, ayaa Madaxweynaha ugu mahadnaqay xilkan cusub ee uu u magacaabay, waxaanu sheegay in sida ugu wanaagsan uu xilkan uga soo bixi doono.

Wasiir Sacad Cali Shire oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay loolanka loogu jiro musharaxnimada Kulmiye, waxaanu sheegay in xaq loo leeyahay Musharaxnimada, isla markaana uu Xsbiga Kulmiye leeyahay xeer iyo nidaan loo maro, “Waan ku faraxsanahay xilka Wasiirka ee Madaxweynuhu mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), uu I magacaabay, waana soo dhaweeynaya, waxaana ku dadaali doonaa haddii ALLE idmo sidii aan u gudan lahaa waajibkeedana ugu soo bixi lahaa hawshaas la ii igmaday, Bulshada Somaliland waxa aan ugu baaqayaa in dalka la ilaaliyo, in nabada la ilaaliyo, garna weynu u leenahay inaynu aqoonsi helno kana mid noqono Wadamada Calaamka, taasna ayeynu ku rajo weynahay”.

Wasiir Sacad Cali Shire oo wax laga weydiinay sida uu arko loolanka Musharaxnimada Kulmiye ayaa yidhi “ Kulmiye waa Xisbi jira oo sharci leh, oo xeer leh, oo nidaam leh, oo qaab dhismeed leh, dadku inay damac yeeshaan oo ay iska dhex sharaxaan Xisbiga  kulmiye xaq  ayey u leeyihiin  waxaana ku rajo weynahay in qof walba oo isa soo sharaxaa uu heli doono fursadiisa, kii doonaya in la doortana fursad uu heli, haddii nidaamka la mariyo, kii doonaya inuu doortana fursad uu heli uu wax ku doorto.

 

Source: Wargeyska Geeska Afrika

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories