Nuxurka Jawaabo Nicholas Kay ka Bixiyey Su’aallo Laga waydiiyey Somaliland
Hargaysa(SLpost)-Danjiraha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr Nicholas Kay, ayaa sheegay in qaramada midoobay xidhiidh wanaagsan la leedahay Somaliland, wuxuuna ka jawaabay...
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Isku Casillay Buuxinta Jago Baarlamaan oo u Bannaanaatay
Hargeysa(SLpost):-Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey wasaaraadaasi. Wasiirka ciyaaraha somaliland ayaa xaqiijiyey is casilaadiisa,...
Kulmiye Qaranimada Waxa kala Weyn Kursiga
Xisbiga Kulmiye markii uu mucaaradka ahaa wuxuu isticmaali jiray xaalado guracan iyo xaalad abuur oo marar badan dalka halis galiyey. Kulmiye wuxuu aaminsanaa in dariiqo...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xarunta Kulmiye Bookhday, Qaatayna Kaadhka Golaha Dhexe
Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka bookhday xarunta xisbiga kulmiye ee Hargeysa, halkaasi oo uu u tagay is diwaangalinta iyo...
Sheekh Aadan Siiro Muxuu ka Yidhi Iscasillaadda iyo Khilaafka Cusub ee Kulmiye?
Hargeysa (SLpost)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro), oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn, ayaa ka hadlay khilaafka cusub ee ka...
Waxbarasho Tayo Leh: Yoolka Afraad ee 17ka Yool ee Adduunyadu Beegsanayso
Yoolka afraad ee 17ka yool ee lagu sugaayo horumarka caalamka 15ka sano ee soo socda waxaa weeye " Wax-barasho tayo leh " Yoolkani wuxuu...
IVORY COAST: Madaxweynaha Oo Mar Labaad La Doortay
Yamoussoukro (SLpost)Madaxweynaha dalka Ivory Coast Alassane Ouattara ayaa ku guulaystay markii labaad madaxweynenimada doorashada dalkaasi, isagoo ku guulaystay siddeetan iyo saddex boqolkiiba codka la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

