HomeWasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Isku Casillay Buuxinta Jago Baarlamaan oo u Bannaanaatay

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Isku Casillay Buuxinta Jago Baarlamaan oo u Bannaanaatay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost):-Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey wasaaraadaasi.

Wasiirka ciyaaraha somaliland ayaa  xaqiijiyey is casilaadiisa, waxaanu sheegay inuu buuxin doono boos uga banaan golaha wakiilada somaliland.

Wasiirka ciyaaraha oo ka hadlaya is casilaadiisa ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Maanta ayey igu dhalatay inaan iska casilo xilkii aan ka hayey xukuumada, waxaana ii taala xubin baarlamaanka ah oo aan buuxinayo, Madaxweynaha ii magacaabay inaan xukuumada ka mid noqdo  aad ayuu mahadsan yahay, laba sanadood ayaan la shaqaynayey  si fiican oo sharaf leh ayaan u wada shaqaynay, xubintii Baarlamaanka ah ayaan ku wareegayaa, sidaas darted waxaan iska casilay xilkii wasiirnimo ee wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska.”

Axmed Cabdi Kaahin, Wasiirkii hore ee ciyaaraha oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey “Wasaarada mar haddii aan ka tagayo waxba ka  caban maayo, nin rag ah ayaan ahay oo caban maayo wax kasta oo I soo gadhayna ka caban maayo, is casilaadayduna xidhiidh lama laha lacagtii qabashada ciyaaraha gobolada ee la sii dayn waayey,  ragaas is casilayna arintaydu xidhiidh lama laha waayo anigu meel ayaan ku socdaa oo waa la wada ogyahay, intii aanay iyaguna ku dhawaaqin is casiladooda ayaan khatar ugu jiray inaan is casilo, markii ay shaqadaydii socon wayday, hadana waan ka fiirsanayay, halkii uu xisbigu ahaana waan ahay, xilkiina waan iska casilay.”

Ugu danbayntiina wasiirka ciyaaraha somaliland uu dhalinyarada somaliland ee isku diyaarinaysa ciyaaraha gobolada ugu baaqay inay la shaqeeyaan masuulka danbe ee la magacaabi doono iyo wasaaradaba.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories