Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Suxufiga Iyo Saxaafadda

Suxufigu waa kuma? Qormadan waxaan ku falanqaynaynaa suxufiga ama weriyaha iyo tilmaamihiisa. Yaa suxufi noqon kara? Qof kastaa ma sheegan karaa in uu yahay weriye?...

USA: Dood Kulul oo Dhexmartay Musharrixiinta Jamhuuriga

Washington(SLpost)-Dadka ku tartamaya musharaxnimada Xisbiga Jamhuuriga ee doorashada madaxweynaha Mareykanka ee la qabanayo sanadka soo socda ayaa waxa ay yeesheen dood taleefishinka laga sii...

U Hiili Naftaada!

    Mararka qaar jihada yoolku ma kaa luntaa? Waxaad qabataba ma garan waydaa? Warwarkaagu joogto ma noqdaa? Noloshu dhadhan ma kuu samayn waydaa? Caloolyow ma dareentaa? Ma hiifta dadka kugu...

Dastuurka Rwanda oo Wax-ka-bedel lagu Sameeyay

  Xildhibaanada dalka Rwanda ayaa waxa ay meelmariyeen isbadello lagu sameeyay Dastuurka kuwaasi oo u ogolaanaya Madaxweyne Paul Kagame in uu mar saddexaad xilka u...

Guddoomiye Ku xigeenada Labaad iyo Saddexaad ee Kulmiye oo Ka Hadlay Qodobo ay Isku Diideen Hogaankooda

    Hargeysa(SLpost)- Gudoomiyaha Labaad ee Kulmiye MAxamed Waabeeye iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo shir Jaraa’id Hargeysa Ku Qabtay ayaa ka hadlay...

“Waxaan Jeclahay in aan Saxo Hadal aan Dhawaan Warbaahinta Siiyay” Cabdicasiis Samaale

Hargeysa(SLost) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Samaale, ayaa shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay wuxuu ku hogotusaaleeyay dhibaatooyin dalka ka jira, waxaanu...

Siyaaasi Danta Qaranka Eeg

  Bismilaahi raxmaani raxiim waa salaamantahiin waxan qalinka u soo qaatey markaan Arkey hor usocod la aanta siyaasada somaliland   aduunka wax Weliba horumar Ayey u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img