Uganda: Maraykanka Oo Billado Siiyay Taliyayaal Hore Oo AMISOM ahaa
Uganda(SLpost)-Xukuumadda Mareykanka ayaa lix jeneraal oo ka tirsan ciidanka millateriga Uganda guddoonsiisay billado, sarkaalkiishan ayaa la sheegay inay kaalin weyn ka qaateen dagaalka ka...
Muuse Biixi Siyaasiga ugu godobta badan uguna illowshaha badan!
“Ninkaan taada weynayn, isna tiisa waydee.” Abwaan Hadraawi Qoraalka maqaalkaygani kuma sal laha tartanka musharraxnimo ee u dhexeeya Maxamed Biixi Yoonis iyo Muuse Biixi Cabdi....
Madaxweynaha Somaliland oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaan Cali Sugulle Duncarbeed
Dubai(SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku sugan waddanka Imaraadka Carabta, ayaa cisbitaalka magaalada Cujmaan, ku booqday abwaanka weyn ee...
Suuriya: Ruushka Oo Duqeeyay Koox Maraykanku Taageero
Suuriya(SLpost)-Dayaaradaha dagaalka ee Ruushka, ayaa maalintii labaad duqeymo ka geystay waddanka Siiriya, iyadoo goob joogayaal madax bannaan ay sheegayaan in kaliya bartilmaameedkooda uuna aheyn dayaaradahaasi...
Ka Xorow Uur kutaalada!
Si aad hore ugu socoto, Umad u hogaamiso, Horumar nafsi ah iyo mid umadeedba aad u gaadho, ka xerow urursiga naxliga iyo uurkutaalada. shakhsi, bulsho...
Ila Tali!
Laydhka ama korantadu aad ayay gabaabsi u ahayd waayadii hore. Waan xasuustaa gooraha ay qorraxdu godkeeda sii galayso, ayaa uu laydhku soo dhici jiray....
Maamulka Madaarka Hargeysa Oo U Bishaareeyay Dadweynaha Ku Xeeran Xayndaabka Madaarka
Hargeysa (SLpost) Maamulka Madaarka Caalamiga ah ee CIGAAL ee caasimadda Hargeysa ayaa sheegay in ay u fidiyaan dadka deegaanka ku wareegsan madaarka adeegyo tabarucaad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

