HomeMaamulka Madaarka Hargeysa Oo U Bishaareeyay Dadweynaha Ku Xeeran Xayndaabka Madaarka

Maamulka Madaarka Hargeysa Oo U Bishaareeyay Dadweynaha Ku Xeeran Xayndaabka Madaarka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost) Maamulka Madaarka Caalamiga ah ee CIGAAL ee caasimadda Hargeysa ayaa sheegay in ay u fidiyaan dadka deegaanka ku wareegsan madaarka adeegyo tabarucaad ah, maamulaha madaarka Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo saaka kaga hadlay xafiiskiisa arrintaas, waxaanu yidhi:-

“ Qorshahan tabarucaadka ah ee aannu u fidinaynay ardaydan ama dadka deegaanka ee ku wareegsan Madaarka, waxa uu nagu dhashay ama aanu ka fikirnay, markii aannu xidhnay xayndaabka madaarka, xayndaabkaas oo dhan 13KM (Saddex iyo toban kiiloomitir) oo isku wareeg ah, markii aannu aragnay ardayda ama dadka deegaanku ay ku xidhan yihiin Masalaha Iskuulada ku yaala, ee aannu aragnay in ardaydaasi ka wareegaan dhul aad u kala fog oo ay ku noqotay dhib amaba habsan ay ka habsaamaan Iskuuladii iyo xiligii ay ka soo laabanayeen oo dhib ku noqotay, waxaanu ka fikirnay ka Wasaarad ahaan sidii aannu u caawin lahayn ardaydaas, oo aanu ugu soo diri lahayn Basas u fududeeya hawlahooda waxbarasho, ardaydaasi waxay ka soo jeedaan qoysas badan oo kala durugsan, waxaannu u samaynay meelo ay ku sugaan baska oo uu ugu tago kana soo qaado si uu u geeyo iskuukooda, isla Duhurkana uu soo rawixiyo marka ay ka soo baxaan Iskuulka oo uu geeyo xaafadahoodii,”
Maamulaha Madaarka ayaa sidoo kalena intaasi ku daray “taasi waxa ay keentay in xidhiidh fiicani na dhexmaro Dadka deegaanka, annaga oo aan marnaba ka maarmayn ka wasaarad ahaan iyo ka madaar ahaanba in aannu xidhiidh fiican la yeelano Dadka deegaanka ee madaarka ku wareegsan sababo badan awgood, xaga nabad galyada iyo xaga xidhitaanka madaarkaba, markii ay si fiican noogala shaqeeyeen gudiga deeganka masalahu, ayaannu annaguna jeclaysannay in aannu ku saacidno baskaas madaarka, markaa waxaan halkan ka qirayaa ka Wasaarad ahaan in Dadka Deegaanka xidhiidh aad iyo aad u dheeri naga dhaxeeyo,”
“Dadka jilicsan ee u baahan gargaarka waxaanu u sameynay Gaadhi xaajiyad ah oo wixii degdeg ugu soo kordha u qabata, marka ay nala soo xidhiidhaan oo taleefanadayada ayey hayaan, markaa meel aad u fiican ayuu maryaa xidhiidhkayagu, waanuna rajaynaynaa in uu halkaa ka sii kordho, anaguna aanu ku caawiyo wixii suuro gal ah” Ayuu yidhi maareeyaha madaarku.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories