Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Barashada Xagjirnimada

Waxay ahayd goor duhur ah oo ay qorraxdu aad u kulushahay. Madaxu aad ayuu ii xanuunayay, goor aan dheeraynna waxa aan ka imid dhinaca...

SIYAASAD: Mid Ka Mid ah Erayada Ceeboobay!

Hordhac Ugu horrayn ba waa in aan dadka ka qanciyo sababta aan u door bidayo in laga guuro erayga caanka ah ee ‘siyaasad’. Eraygan...

Burkina Faso coup leader taken into custody, to face trial

  Ouagadougou - The leader of the recent failed coup in Burkina Faso was taken into custody on Thursday by government forces in order to...

Hogaamiyihii Afgambigii Dhicisoobay Ee Burkina Faso Oo la Xidhay

  Ouagadougou(SLpost)-Hoggaamiyaha Af-gambigii fashilmay ee Bishii hore ka dhacay Waddanka Burkina Faso, Jen. Gilbert Diendere ayaa la xidhay; sida ay u sheegeen warbaahinta saraakiil sare...

Nin Hubaysan Oo Toban Qof Ku Dillay Gobol Ka Tirsan Maraykanka

    Oregon(SLpost)-Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay, 7 kalana way ku dhaawacmeen kaddib markii uu nin hubeysan weerar ku qaaday machad ku yaalla gobolka...

Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo Si Rasmi ah Loo Shaaciyey Wakhtiga ay Billaabmi Doonaan

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo shir jaraa’id xafiiskiisa ku qabtay ayaa sheegay in ciyaaraha goboladu si rasmi...

Maraykanka Oo Markale Uga Digay Muwaadiniintiisa In ay U Safraan Soomaaliya

  USA(SLpost)-Dawladda Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Soomaaliya, iyaga oo sheegay in amnigu wali khatar yahay, Mareykankuna uunna safaarad ku lahayn. Waaxda arrimaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img