HomeMadaxweynaha Somaliland oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaan Cali Sugulle Duncarbeed

Madaxweynaha Somaliland oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaan Cali Sugulle Duncarbeed

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Dubai(SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku sugan waddanka Imaraadka Carabta, ayaa cisbitaalka magaalada Cujmaan, ku booqday abwaanka weyn ee Cali Sugule Duncarbeed.

Booqasho2

Madaxweynaha Somaliland oo ay wehelinayaan wasiirka madaxtooyadda Xirsi Cali Xaji Xasan iyo safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaraadka Carabta, Baashe Cawil Xaji Cumar ayaa abwaanka alle uga baryay inuu caafimaad sareecana siiyo. Madaxweynaha Somaliland oo markii uu qolka uu Abwaanku ka jiifo Cisbitaalka soo galay ka hadlaaya dareenkiisa  waayihii ay saxiibka ahaayeen iyo taariikhdii Abwaanka wuxuu yidhi.Booqasho3

“Abwaan Cali Sugule Duncarbeed, ayaan maanta cisbitaalka ugu imi oo aan ku soo booqday oo xanuun sanaaya illaahay waxaan ka baryayaa inuu caafimaad siiyo, Cali Sugule waa nin weyn oo taariikhda meel ku leh oo hal abuur leh marka alle ha shaafiyo”. Sidaa waxaa yidhi Madaxweynaha Somaliland. Booqasho1

Waxaa iyaguna ka hadlay booqashada abwaanka wasiirka madaxtooyada iyo safiirka Somaliland ee Imaraadka, waxayna alle uga baryeen inuu caafimaad sareecana siiyo Abwaan Cali Sugule.

Dhinaca kale Khadar Cali Sugule oo abwaanku aabbo u yahay oo afka qoyska abwaanka ku hadlayey ayaa siweyn ugu mahadnaqay madaxweynaha Somaliland oo uu sheegay inuu mar kasta ka warhayey xaaladda abwaan Cali Sugule,  sidoo kale wuxuu u mahadceliyay safiirka Somaliland ee dalka Imaraadka Baashe Cawil iyo wasiirka warfaafinta Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo hore Abwaanka iyagoo madaxweynaha matalaaya booqasho iyo tageeraba ugu yimi.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories