MUDANE AAN KU CAAYO SI LA II OGAADO INAAN JAAMACADDA KA SOO BAXAY OO AAN SHAQO U HELO
Waxaa ayaamahan danbe ku soo batay baraha dadwaynuhu ku kulmaan in dhalinyaro badan oo jamacadaha dalka iyo dibadiisaba ka soo qalan jabiyey ay barahaa...
Meherkii Baaqday! Qormadii 7aad.
Xaamud dooda adag ee uu kaga jawaabay dalabkeedii Xamda umay cuntamin may noqon, dalbkeedii muu ahyn miduuuga heshiiyeen qarashka meherka, qorshaha isbedelay waxa soo...
Suldaan Sabayse ooNaqdiyey Xildhibaan Cagayare
Hargeysa(SLpost)-Suldaan Mawliid Sabayso oo kamid ah salaadiinta Somaliland, ayaa jawaab kulul siiyey Xildhibaan Ismaaciil Cago-yare oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka Hargeysa, kaas oo...
Xukuumadda Somalia Oo Ka Jawaabtay Warar Ku Saabsan In AMISOM Xidhay Shaqaalihii Diyaaraddii Muqdisho Agteeda Ku Dhacday
Muqdisho(SLpost) - Warar soo baxay galinkii dambe ee Jimcaha ayaa sheegay in ciidamada midawga Africa ee Somalia ku sugan xabsiga dhigeen 6 shaqaale ah...
Haweenka
Haweenku waa hoyga nolosha, waa hibo Eebbe, haddana waa halganka iyo hiigsiga naftaada. Waa horumarka iyo himilada adduunka. Waa huga aad huwan tahay ee kaa...
Tababarihii Xulka Gobolka Saaxil iyo 15 Ciyaartooy Oo Is Casilay Iyo Sababaha Ku Dhaliyey
Hargeysa(SLpost) - Tababarihii xulka kubadda cagta ee gobolka Saaxil, Mr. Maxamed Axmed Ismaaciil (Shakuur), ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi-ahaanba iska casilay xilkii tababarenimo...
Wax garadka iyo dhalinyarada Bariga Hargysa oo xaal siiyay wasiir Biixi
Waxa aanu xaal ka bixinaynaa hadal ka soo yeedhay ninka qurba jooga ah ee dhawaan sheegtay suldaanka ee la yidhaa Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin, oo aan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

