HomeWax garadka iyo dhalinyarada Bariga Hargysa oo xaal siiyay wasiir Biixi‏

Wax garadka iyo dhalinyarada Bariga Hargysa oo xaal siiyay wasiir Biixi‏

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

BayaanWaxa aanu xaal ka bixinaynaa hadal ka soo yeedhay ninka qurba jooga ah ee dhawaan sheegtay suldaanka ee la yidhaa Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin, oo aan wakiil ka ahayn beesha bariga Hargysa

Anaga oo ka mid ah aqoonyahanka iyo dhalinyarada bariga Hargysa, waxa aanu aad u canbaaraynaynaa nin qurbo joog ah oo dhawaan dalka yimid oo sheeganaaya suldaan aanu ahayn oo aanay beelaha Isaxaaq Care dooran isla markaana markii uu sheekadaas la yimid laga diiday oo markii uu diidayna la xidhay oo beeshu xidhatay, nin waalan tolkii ayaa u miyir qaba.

Waxa aanu halkan xaal ka siinaynaa wasiirka arimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis oo u sharaxan hanashada jagada madaxweynanimada ee xisbiga Kulmiye, waxa aanu halkan ka cadynaynaa in aanu ninkaasi la yidhaa Cabdaraxiin Saxaradiid Kaahin aanu haba yraatee aanu nagu matalin hadalkaasi aan loo meel dayin ee ka soo yeedhay, waxa kale oo aanu beeninynaa in aanu ahayn suldaan Isaxaaq, hase ahaatee uu yahay shaqsi ka mid ah beesha oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo.

Waxa aanu la yaabnahay ninka qurba jooga ah ee qurbe ku dhashay kuna soo koray ee aan waligii 2 snadood oo isku xiga ku noolaanin dalka uu maanta uu yidhaa suldaan guud ayaan u ahay dadkii uu dalka ugu yimid, arintaasi oo wax lagu qoslo ah.

Arinta mashruuca Xuunboweyne ee biyaha bariga Hargysa waa mid ka baxsan siyaasada wasiirka, cida xanibtay ee ay u xayirantahayna waa la wada ogyahay cidna kama qarsoona mana aha in lagu xag xagto maxamed Yoonis Biix, arintaasi uu ninkaasi ku eedaynaayo Maxamed Yoonis Biixi waa mid ka mid ah u xog ogaansha laanta ninkaasi haysata waxna haboon in uu dalka degnaado 3 sanadood oo isku xigta oo aanu ka daba ciyin hadba cidii dhaqaaqda.

Hadal iyo dhamaantii waxa aanu leenahay Suldaan soo dhacay inaadeer xishood oo ilahay ka baq oo dadka magacayaga ha ku xag xaganin ee magacaaga isticmaal oo noo daa magaca aad sheeganayso, ee umad dhami leedahay,

Ta kale waxa aanu halkani ka cadaynaynaa in beesha Isaxaaq Care ay ku kala jirto xisbiyada sidoo kale ay kala taageersantahay Maxamed Biixi iyo Muuse Biixi Cabdi  oo ay labadaba  gacmo furan ku soo dhawaynayso.

Teeda kale waxa ka qaldan wiilkan suldaanka u waashay in ayna xiligan beeli waxba dooranyin ee ay gole dhexe wax dooranyaan imnkana ay labada garaba ay kala taageersanyihiin labada musharax.

 

Saalax Xuseen

saalax88@aol.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories