Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Hadal-haynta Somaliland iyo Musharax Muuse Biixi Cabdi [WARBIXIN]

.....Madal kasta waxaa aad looga hadal hayaa Tartanka Doorashadda Madaxtinimadda ee Xisbiga Kulmiye, iyo Musharaxa u qalma Xilkaasi...... Magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland , ayaa maalmahan...

WARBIXIN: Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka sheekeeyey Qisada Gabadh uu jeclaaday oo laga guursaday iyo Heesihii uu ka sameeyey (Muuqaal)

Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Warbixin laga diyaariyey Xog-warran Qoto-dheer oo lala yeeshay Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka warbixiyey Qisada Gabadh uu Jeclaa...

Kijaandhe Oo Ka Hadlay Kullankii Shalay Dhex Maray Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Musharixiinta Kulmiye Qaarkood

    Hargeysa(SLpost)-Murashaxa  Madaxweynaha ee Xisbiga Tallada Haya ee Kulmiye Xildhibaan  Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa ka hadlay kulankii shalay dhex maray Madaxweyne ku xigenka Somaliland iyo...

Qabriga Nebi Yuusuf (CS) oo Dab la Qabadsiiyey

Qasa (SLpost) - Falastiiniyiin ayaa dab qabadsiiyay goob barakaysan ee Yuhuuda ee Daanta Galbeed ee magaalada Nablus, iyadoo ay sii kordhayso xiisada u dhaxaysa...

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhiggiisa  Somaliland

    Nairobi(SLpost) — Gudoomiyaha maxkamada sare ee Kenya Dr. Willy Mutunga ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha maxkamada sare iyo ta Dastuuriga ah ahna guddoomiyaha gudidda...

Jamaal Cali Xuseen Oo Buugaag Hadyad ah Guddoonsiiyey Naadiga Akhriska HALKARAAN

Burco(SLpost)-Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen ayaa deeq buugaag ah gaadhsiiyey maktabadda naadiga akhriska iyo qoraalka HALKARAAN ee Burco. Waxaana munaasibaddan ka...

Maraykanka Oo Go’aansaday In Ciidamadiisu Sii Joogaan Afghanistan

  Washington(SLpost) - Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay qorshayaal ay ku sii joogayaan in ka badan 5 kun oo ciidammada dalkiisa ah gudaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img