Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

“Waa Markii Ugu Horaysay Ee Dawladda, Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumaddiisu Isku Adeegsadaan Ciidamada RRU – da” Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle

    Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye-xigeenka saddexaad ee xisbiga KULMIYE xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, ayaa muujiyay sida uu uga xumaaday in cudud ciidan iyo mid dawladeed lagu joojiyo kulankii...

Haamaha Keydka Shidaalka Berbera oo La Wareejiyey iyo Dareennada Ku Xeeran

  Berbera(SLpost)-Wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Somaliland Bashiir Cabdi Xariir ayaa maanta wareejiyey kaydka haamaha shiidaalka ee magaalada Berbera.   Munaasibad lagu qabtay xarunta gobolka Saaxil Ee...

Maamulka Komishanka Doorashooyinka ee Gobolka Sanaag Oo laga Afduubay Badhan

  Ceerigaabo(SLpost)- Ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin maamulka Puntland ayaa xoog ku kaxaystay guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somaliland u qaabilsan gobolka Sanaag iyo...

Laba aan is qaban

    Ummad mustaqbalka dhallinteeda iyo horumarkeeda waxaa go’aamiya oo laga dheehdaa hadba manhajka waxbarasho ee ay u diyaariyeen iyo ujeeddooyinka loo sameeyay manhajkaas. Taasaa keenta...

Somaliland Oo Yeelatay Bangi Siidhka Beeraha Lagu Kaydiyo

Wasaaradda Beeraha Somaliland oo ay weheliyaan hay’adaha kala duwan ee kala shaqeeya arrimaha kobcinta cuntada ayaa maanta munaasibad balaadhan u qabtay xuska maalinta cuntada...

Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Aagga Bariga Sanaag Oo ka Waramay Sidii uu u Dhaawacmay

  Ceerigaabo(SLpost)- Taliyaha Aagga Bariga Sanaag Ee Ciidanka Qaranka Gaashaanle-Gurey Cismaan Saalax ayaa wuxu xalay ka xog warramay dhaawac shalayto kasoo gaadhey rasaas ku dhacday oo ilaa...

Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka). Qaybta 8aad

  “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img