HomeHaamaha Keydka Shidaalka Berbera oo La Wareejiyey iyo Dareennada Ku Xeeran

Haamaha Keydka Shidaalka Berbera oo La Wareejiyey iyo Dareennada Ku Xeeran

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Berbera(SLpost)-Wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Somaliland Bashiir Cabdi Xariir ayaa maanta wareejiyey kaydka haamaha shiidaalka ee magaalada Berbera.

 

Munaasibad lagu qabtay xarunta gobolka Saaxil Ee Berbera oo aan warbaahinta loo ogolayn  ayaa lagu wareejiyey haamaha, waxaana la sheegay inay munaasibadaas goob joog ka ahaayeen shirkadaha lagu wareejinayo haamaha.

 

Shirkadaha lagu wareejinayo kaydka haamaha shiidaalka ayaa la  sheegay inay wataan maareeye ay damacsan yihiin in lagu wareejiyo maamulka haamaha, kaas oo masuul uga noqon doona.

 

Wararka aannu ka helnay ayaa sheegaya in shaqaalaha haamaha keydka Berbera ay sameeyeen gaddood shaqo joojin ah ilaa imikana aannay ka socon wax shaqo ahi isla markaanna ay ilaa imika shaqadu taagan tahay.

 

Sida aynnu la wada soconno Markii warkan Xukuumada Kaso Baxay Mudo Bil ah Ka Hor Waxaa Diiday Golaha wakiilada Somaliland  oo cod Gacan taag Ku Laaalay Inay  Xukuumadu Kirayso Halbawlayaasha Dhaqaale e Qaranka Somaliland, balse xukuumadda ayaa ku adkaysatay xaq u leedahay kuna wareejinayso cidda ay doonto taasi ayaa sababtay in ay haamuhu maanta u gacan galaan shirkaddo gaar loo leeyahay.

 

Magaalada Berbera ayaa ilaa saaka laga cabsi qabay in mudahaaradda ka dhacaan taasi oo keentay in ciidamo badan oo ammaanka ah la dhoobo jidadka magaalada Berbera. Wixii war ah ee ka soo kordha waxa aad kala socon doontaan Somalilandpost.

 

Somalilandpost Office, 2015

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories