HomeMaamulka Komishanka Doorashooyinka ee Gobolka Sanaag Oo laga Afduubay Badhan

Maamulka Komishanka Doorashooyinka ee Gobolka Sanaag Oo laga Afduubay Badhan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Ceerigaabo(SLpost)- Ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin maamulka Puntland ayaa xoog ku kaxaystay guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somaliland u qaabilsan gobolka Sanaag iyo xubno kale, kuwaasoo laga afduubay meel u dhaxaysa deegaanada Yube iyo Hadaaftimo.

 

Xubnaha la sheegay In la afduubay ayaa kala ah gudoomiyihii guddida dooorashooyinka gobolka Sanaag Axmed Cali Biixi, xildhibaan Qamar Taleex oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka  Ceerigaabo,  madax wacyi gelinta gobolka Sanaag ee diwaan gelinta Cumar Jaamac Faaraxm iyo shan xubnood oo kale oo wehelinayey

 

Taliyaha maamulka Puntland ugu magacaaban bariga gobolka Sanaag Cabdillaahi Cumar Cashuur, ayaa hogaaminayay ciidanka qafaashay xubnaha ka socday ururada wacyigalinta iyo komishanka doorashada, waxaanay ku haystaan Degaanka Badhan, sida wararka hordhaca ahi sheegayaan.

 

 Xubnahan la af duubay ayaa la sheegay inay saaka ka baxeen magaalada Ceerigaabo iyaga oo ku sii jeeday deegaanka Badhan, halkaas oo ay doonayeen inay ka soo fuliyaan wacyi gelin la xidhiidha qaadashada kaadhka codbixinta.

 

Illaa hadda ma jiro warar ka soo baxay komishanka doorashooyinka Somaliland iyo xukuumadda, hase ahaatee warar madaxbanaan ayaa xaqiijiyay afduubka xubnahaasi oo aan la ogayn sababta kooxdaasi u afduubatay.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories