Taxanaha Qormooyin soo bandhigaya Hees- dhaqameedka Soomaalida: Hordhac
Akhristayaasha sharafta badanaw, waxa uu Somalilandpost idiin bilaabayaa barnaamij aad u xiiso badan oo si qoto dheer uga waramaya Hees-dhaqameedda Soomaalida, jaadadkeeda, ujeedooyinkeeda, hababka...
Xildhibaanada Iyo Wasiirada Reer Somaliland ah ee Muqdisho Jooga Oo Soo Saaray Bayaan Muujinaya Siday Quus Uga Joogaan Midnimada Somaliland iyo Somaliya
Muqdisho(SLpost) - Xildhibaannada iyo wasiirada Somaliland ka falaagoobay ee xilalka ka haya xukumadda Muqdisho ayaa muujiyay siday faro madhan uga taagan yihiin qorshaha midnimada...
“Maya maya maya, anigu Kaadh ma qaadan, mabda’ayguna waa halkiisii” Musharax Kijaandhe
Hargeysa(SLpost)- Iyadoo maalmihii u dambeeyay fiintu kala dhex miranaysay saddexda Musharax ee Maxamed Biixi Yoonis, Cabdicasiis Samaale iyo Xildhibaan Kijaandhe oo isku garab ah...
“Reer Borama waxan leeyahay waxad tihiin tusaalihii Nabadda iyo horumarka Somaliland…..” Wasiir Xaglatoosiye
London (SLpost) – Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye ayaa dadka reer Boorama kula dardaarmay in ay nabada ilaaliyaan. sidoo kale wasiirka ayaa...
Shillin Soomaalilaandka itaalka daran yaa hagraday?!!!
Anigoo tixraacaaya maqaalka magaciisu ahaa “Kaashkii Somaliland Yaa Liqay” ee uu qoray Dr Ahmed Ali Kaahin kuna soo baxay wargeyska Sahan cadadkiisii 270aad ee...
Wikileaks oo baahisay qorshe lagu afgambiyi lahaa Somaliland iyo Puntland
Hargeisa(SLpost)-Warbixin ay soo daabacday shabakada wax kashifta ee WikiLeaks bishan ayaa lagu sheegay in ururkii Maxaakiimta Islaamiga ah ay qorsheynayeen in ay afgambiyaan dawlada...
“Noloshaydu aad bay u liidataa … Maxaan u silcayaa?”
NOLOSHAYDU WAA WADA MURUGO! Imisa jeer ayaad is-aragtay adiga oo ku dhex jira xaalad aanad jeclaysateen in aad wajahdid? Imisa jeer ayaad dareentay in noloshaadu isku-qasan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

