HomeQabiil Ma Jiraa?

Qabiil Ma Jiraa?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Waa suaal aan is waydiiyay.  Maalin ayaa niman dhalinyar ah anoo maqaaxi fadhiya ayay ila soo fadhiisteen iyaga oo ka cabanaaya qabiilkii meel xun ayuu marayaa, waxaan ku idhi adeer qabiil ma jiro, ma baryihii hore ee awoowyaasheen mise imika, wuu jiray barigii hore laakiin maanta ma jiro, maanta waxaa soo baxay qabaail cusub oo magaac leh, qabiilka siyaasiyiinta , qabiilka basaasiinta iyo qabaailka dadka  dadka waala ,Gaalkii saancadaalaha ahaa ayaa xabaashii u qoday qabiilkii  kuwaas  uu abuuray ee uu inagaga tagay ayaa iilkii ku hubsaday, maanta awrkooda ayuun bay ku kacsadaan oo danahoodya ay ku gaadhaan, maxastuna waa shidaalkoodii, waxa aan la yaabaa niman aqoon yahan isku sheega oo qabaail ka sheekaya, waxaan nimankaa u kala saari waayay inay (mental retarded) garaad gaab yihiin ama is yeelyeelayaan.  Waxaan  u soo taagnaa dhacdooyin badan, oday reerkayaga ah oo qabiilku aad ugu waynaa, markii wax lagu shubtay lana fahamsiiyay siday ciyaaruhu usocdaan sida uu isu badalay cirka iyo dhulka ayuu isu jiraa, siduu maanta yahay iyo siduu ahaan jiray.

 

 

Waxaan kuu sheegayaa maanta kii dad kuugu xigay ayaa hunguri ku siisanaya oo ku iibsanaya markaa qabiilka aad sheegaysaan xagee ayuu joogaa, nin odayshii dadkii hore  ee wanaagsanaa ayaa  waxa laga hayaa waar sadex nin oo ilmaadeer ah ayaanu ahayn yaa na soo sheegay, waxaa loogu jawaabay sadexdiina ayaanu mid  lahayn.

 

Oday maraykan ah, ayaa arimo aan ladoonin ka hadlay markaas ayaa weerar lagu soo qaaday, wuxuu yidhi waar  waa sidee maxaa lay lahaa dimuqraadiyad ayaa jirtay waa maxay waxaan shaydaaniga ah ee isoo weeraray, waxaa soo weeraray dadkii dadka waali jiray. Gabadh maraykan ah ayaa islaamtay markaas  ayaa ehelkeedii oo dhan ayaa gooyay, waxay tidhi (Islam is everything for me)islaamka ayaa waa wax walba ii ah.

 

Maanta markaad is barbardhigto gaalada iyo muslimiinta waxa uu baraarugu ku badan yahay gaalada oo aad u dareemay dadkan dadka waala ee shaydaaniga ah, laakiin nasiib darro hubkii ay kula dagaalami lahayeen mahayaan, ku wii haystay ee muslimiintuna way hurdaan nin caraba ayaa yidhi ( laa xayaata liman tunaadii) nololi kuma jirto kuwan aad u dhawaaqaysid.

 

 

Nur X Xiiray,

nur.hersi21@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories