Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Koox Dhallinyaro ah oo Booyad ku Rasaaseeyay Jidka Berbera iyo Hargeysa u Dhexeeya

Berbera(SLpost)-Booyad shidaal oo shicib leeyahay islamarkaana mareysay wadada deegaanka Daray-godle oo u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta koox dhallinyaro ahi ay rasaas la...

Somaliland oo ka Jawaabtay Hadal Ka soo Yeedhay Kooxaha Soomaaliya

  Muqdisho(SLpost) - Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeedhay Somalia oo ku aaddan sidii doorashada Soomaaliya ay uga qayb gali lahayd...

Ujeedada Kalfadhi aan Caadi ahayn oo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Qaar ka Mid ahi soo Jeediyeen

  Hargeysa (SLpost) – Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha wakiillada JSL ayaa shirgudoonka golaha wakiillada u gudbiyey qoraal ay ku dalbanayaa in golaha wakiilada...

SALDANNAD QOYS GOONI AH U ADEEGTA

  Haddaad garab i siisiyo Haddii aad giriiftaba Gobanimadu waa dhalan Iyo dhaqan gun weynoo Taariikhda kuu gala Waa geed hadh waynoo Gelin lagu negaan karo Gocondhiyo qudhaanjiyo Laga guray qodxaantii Gobanimo sideedaba Waa same...

Balaayaa ka soo Ham iyo Dig leh!  Qeybtii Saddexaad

  Dhawr cisho markuu goobtii ku sugnaa oo uu tilifoonkiisii hore ee la yaqaaneyna daaqada ka tuuray ayuu goor galab ah lasoo hadley halac markii...

Nuxurka War-murtiyeedka Kullan Kooxaha Soomaaliya Kaga Arrinsanayeen Doorasho aan bulshadu codaynayn Iyo Somaliland Oo Lagu Soo Hadal qaaday

        Muqdisho(SLpost) - Kulan ay magaalada Muqdisho ku lahaayeen labadii maalmood ee u dambeeyay madaxda xukuumadda Muqdisho iyo maamul goboleedada hoos taga ayaa laga soo...

SOOMALHAAD: Gabay Ku Saabsan Tahriibka 

  Curiye:Abdijibaar Aadan Gaas 1:Soddon Sano Waxaa Nagu Dhacay Seefta iyo Qawda 2:Sareceenna Aasmaye Mar hore Laga Saluugaayay 3:Seermawaydo Roobkii Madda’o Waana Sugaynaaye 4:Suryo iyo Waxaa lagujiraa Siriq Nafgooya...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img