Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

“Waxaan u Taaganahay in aan ka Qaybgalo Tartanka Xisbi Xaakimka Dhexdiisa” Xoghayaha Guurtida

Hargeysa(SLpost) - Xoghayaha guud ee aqalka guurtida Somaliland Cabdillaahi Ibraahin Habbane, ayaa shir jaraa’id oo uu magaalada Hargeysa ku qabtay ku shaaciyay inuu yahay...

Maxakamadda Gobolka Maroodijeex Oo Xayirtay Xarunta Haween oo Xukumaddu Iibisay

Hargeysa(SLpost)- Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa maanta soo saartay Amar ay ku Xayirtay xarunta waxbarashada dadban ee haweenka ee Womens’ club-ka Hargeysa oo ay xukuumaddu...

Wasiir Xaglotoosiye Oo Shaaciyay In uu Yahay Musharax Madaxweyne-xigeen

Hargeysa(SLpost) – Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, Wasiirka caafimaadka Somaliland, horana u ahaan jiray hogaamiyaha kooxdii nabad-diidka ahayd ee SSC, ayaa maanta shaaciyey inuu...

Qaramada Midoobay oo soo Saartay Warbixin Shaacisay Fadeexado Musuqmaasuq oo Xukuumadda Soomaaliya ku Kacday

  Muqdisho(SLpost)- Kooxda cunno-qabteynta hubka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin ay kasoo saareen Somalia kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin; amniga, budhcadbadeedda,...

Maraykanka Oo Canbaareeyey Booqashadii Bashar Al-Asad ee Ruushka

  Washington(SLpost)-War ka soo baxay aqalka Cad ee mareykanka ayaa si adag loogu cambaareeyay booqashada Madaxweynaha Suuriya Bishaar Al-Asad uu ku tagay magaalada Moscow ee...

Riyaddii Rumawday! Qeybtii 8aad

    Ka dib markii ay Baskii ka dageen waxay toos u abaareen Gurrigii Axmed iyo qoyskoodu ay ku noolaayeen,waxaana al-baabka ka furtay Inan(gabadh) u shaqaysa...

Madaxweyne ku xigeenka oo Iska Diiwaangeliyay Xafiiska Kulmiye, Khilaafkii la Xaliyeyna ka Hadlay

    Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa bookhday xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE ee Hargeysa oo uu iska diiwaangeliyey, qaatayna Kaadhka diiwaangelinta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img