HomeWasiir Xaglotoosiye Oo Shaaciyay In uu Yahay Musharax Madaxweyne-xigeen

Wasiir Xaglotoosiye Oo Shaaciyay In uu Yahay Musharax Madaxweyne-xigeen

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa(SLpost) – Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, Wasiirka caafimaadka Somaliland, horana u ahaan jiray hogaamiyaha kooxdii nabad-diidka ahayd ee SSC, ayaa maanta shaaciyey inuu yahay musharax u taagan jagada musharaxa madaxweyne kuxigeenka xisbiga Kulmiye.

 

 

Munaasibad loo qabtay ku dhawaaqistiisa musharaxnimo ayaa lagu qabtay Hotel Ambasador, isaga oo halkaasi ka sheegay inuu yahay musharax u taagan Jagadaasi. Waxa uu codsaday in loogu hiiliyo jagadaasi, isagoo sheegay in ay guushiiu hormuud u noqod doonto midnimada Somaliland.

 

 

Wasiir Xaglotoosiye ayaa ku soo biiray hirdanka musharaxnimada xisbiga Kulmiye, waxaana hore loo ogaa in madaxweyne xigeenka Somaliland mar labaad u taagan yahay jagada madaxweyne xigeenka, sidoo kalena ay ku dhawaaqeen xubno kale oo uu ka mid yahay Xildhibaan Indho-indho.

 

 

Mudane Xaglotoosiye oo ka mid ah wasiiradda ugu awoodda badan xukuumaddan Madaxweyne Siilaanyo ayaa calafkiisa ka qaadi doona shirka golaha dhexe ee Kulmiye oo loo qoondeeyay inuu qabsoomo 10-ka bisha dambe, halkaasi oo lagu dooran doono musharaxa madaxweynenimo iyo kuxigeenka madaxweynaha.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories