WADDANI oo Naqdiyey Wariye Burco lagu Budheeyay
Hargaysa(SLpost)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa xukumadda ku naqdiyay wax ka qabasho la’aanta wariye todobaadkii dhammaaday lagu garaacay...
“Tartanka naga Dhexeeyaa Waxaan Rajaynayaa inaanu na kala Kaxayn Doonin” Samaale
Hargaysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin in madaxtooyada Somaliland u diiday kaadhka dhirka golaha dhexe...
SOMALILAND: Dood Cilmiyeed lagu Qabtay Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood
Laascaanood(SLpost) -Waxaa maanta lagu qabtay dood-cilmiyeed ku saabsan doorka ay ku leeyihiin dhallinyaradu horumarka bulshada xarunta Jaamacadda Nugaal ee ku taalla magaalada Laascaanood ee...
Soomaaliya oo Muddada Cunaqabataynta Hubka Lagu Kordhiyey
Muqdisho(SLpost) - Golaha Amaanka ee QM ayaa kordhiyey xayiraadda hubka ee saaran Soomaaliya ilaa iyo November 2016, kaddib shir Golaha Amaanka ee QM ay...
ALGERIA: Roobab Saameeyay Sagaashan Kun oo qaxoonti ah
Geneva(SLpost) - Hay'adda Qaramada Midoobay ee qaxootiga ayaa sheegtay in roobab iyo daadad culus ay waxyeeleeyeen shan xeryaha qaxoontiga SAHRAWI ee galbeedka Algeria ah...
Xukuumadda Muqdisho oo Shirkad Shidaal Liisan u Siisay Dhul Somaliland Ku Yaalla
Hargeysa(SLpost)- Qaramada midoobay qaybteeda dabagalka ayaa sheegtay in ay aragtay Email xukuumadda Somalia ay is waydaarsadeen shirkadda Salliidda soo saarta ee ConocoPhillips islamarkaana ay...
Dabargoynta Gaajada: Yoolka Labaad ee Horumarka Aduunka 15ka Sano ee soo socda
Yoolkan labaad ee hiigsiga caalamka oo ka mid ah 17ka yool ee ay soo saartey qaramada midoobay 27kii bishii 9aalaad ee sannadkan 2015ka oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

