HomeSOMALILAND: Dood Cilmiyeed lagu Qabtay Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood

SOMALILAND: Dood Cilmiyeed lagu Qabtay Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Laascaanood(SLpost) -Waxaa maanta lagu qabtay dood-cilmiyeed ku saabsan doorka ay ku leeyihiin dhallinyaradu horumarka bulshada xarunta Jaamacadda Nugaal ee ku taalla magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

dood2

Dood-cilmiyeeddan oo ay soo qaban-qaabiyeen ardayda dhigata kulliyadda horumarinta bulshada ee jaamacadda Nugaal ayaa waxaa gacan ka gaystay guddiga horumarinta gobolka Sool ee Tala-wanaag waxaana kasoo qayb-galay qaybaha kala duwan ee kulliyadaha jaamacada Nugaal.

Dooddan waxaa lagu lafa-guray aragtiyo badan oo dhallinyaradii kasoo qayb qaadatay kullankan ay soo jeediyeen, waxaana la is-weydaarsaday afkaar badan oo u muuqatay kuwa waxtar u leh bulshada gobolka.

Sidoo kale, dooddan ayaa waxay ahayd wajigii labaad ee ay soo bandhigaan ardayda dhigata kulliyadda horumarinta bulshada; iyadoo midkeedii koowaad la qabtay muddo todobaad laga joogo, waxaana kulankii hore lagu falanqeeyay dhibaatada tahriibtu ku hayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee soo koraya, gaar ahaan magaalada Laascaanood iyo hareeraheeda.dood3
dood1

Waxaa xusid mudan ee ugu dambayn doodan farta lagu fiiqay lana sheegay in ay kaallintoodii gabeen warbaahinta ka hawlgasha magaalada Laascaanood oo aan soo gudbin arrimaha horumarka bulshada sida ay xuseen dhallinyaradii ka qayb-qaadanaysay kullankan.

Ugu dambeyn, doodda ay ardayda ka qalin jabisay jaamacadda Nugaal soo bandhigeen iyo kuwa haatan dhigta kuliyadaheeda kuwa ka mid ah ayaa u muuqda kuwa wax-tar u yeelan kara mujtamaca deegaan mandaqadda iyo guud ahaanba Jamhuuriyadda Somaliland.dood

Source:HOL

Somalilandpost, Hargiesa Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories