HomeSoomaaliya oo Muddada Cunaqabataynta Hubka Lagu Kordhiyey

Soomaaliya oo Muddada Cunaqabataynta Hubka Lagu Kordhiyey

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Muqdisho(SLpost) – Golaha Amaanka ee QM ayaa kordhiyey xayiraadda hubka ee saaran Soomaaliya ilaa iyo November 2016, kaddib shir Golaha Amaanka ee QM ay ku yeesheen xaruntooda magaalada New York.

Qaraarka ayaa waxaa u codeeyey 14 dal, halka Venezuela ay ka aamustay. Goluhu wuxuu kaloo kordhiyey hawsha kooxda QM u qaabilsan la socodka arrimaha Somalia iyo Eritrea ilaa iyo 15 December 2016.

Golaha amaanka ayaa walaac ka muujiyey wararka sheegaya, musuqmaasuq, lunsashada hantida qaranka iyo wax is daba marinta xagga lacagaha ee ay ku lug leeyihiin xubno ka tirsan maamullada xukuumadda Federaalka iyo baarlamaanka federaalka.

Golaha Amaanka waxa uu ku goodiyey in shaqsiyaadka faraha kula jira falalka khatarta ku ah amaanka iyo hanaanka dib u heshiisiinta in xanibaado la saari doono.

Ku xigeenka madaxa ergada Soomaaliya u fadhida QM Cawaale Cali Kulane ayaa sheegay in eedaymaha ku qoran warbixinta aanay dawladda Soomaaliya ku raacsanayn.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories