Wasiir Geedoole oo Beeniyay Wararka Sheegaya in uu is-casillay
Hargeysa-(SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, Faarax Cilmi Geedoole, ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu sheegay in uu raacay qulqulatadii is...
Wafti Somaliland ka Socda oo Safar Shaqo ugu Baxay Kenya
Hargeysa (SLpost) – Wefti ka socda Wasaaradaha Beeraha iyo Kalluumaysiga Somaliland, ayaa Maanta Safar shaqo ugu Ambo-baxay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Wefti ka kooban...
Nimco Xuseen Qawdhan oo ka Warantay Sababta ay iskaga Casishay Xilkii ay Qaranka u Haysay
Hargeysa(SLPost)– Nimco Xuseen Qawdhan, wasiirka wasaaradda dib u dejinta waxa ay ahads xubinta kaliya ee haween ah ee ku jirtay masuulliyiintii maanta iska casillay...
Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Daakhiliga oo Si Adag uga hadlay Go’aanka masuuliyiinta Is-casilay iyo Qorshaha uga meel-yaalla
“Anigu wasiirkii Daakhiliga ayaan ahay oo waxaan qaabilsanahay Amniga dalkan. Cid kasta oo ka tallowda Khadka Cas, waxaan ahayn ninka Qoorta ka jabinaya" Hargeysa (SLpost)-...
Cabdicasiis Samaale oo Hanjabaaddii ugu Cuslayd u jeediyey Madaxweyne Siilaanyo (Daawo Muuqaal)
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inuu meesha ka saaray doorashooyin dalka ka qabsooma...
Soomaaliya: Madaxweynaha Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyaha Banaadir ahaana Maayarka Muqdisho
Muqdisho(SLpost) - Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xilkii laga qaaday, sida uu xaqiijiyey afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya...
“Qofku marka uu mudo Joogo Xaaladiisa Siyaasadeed, Mansab iyo Shaqaba Wuu Qiimeeyaa” Wasiir Xirsi
Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maanta shaaciyey in uu iska casillay xilkii uu umadda u hayey. Xirsi ayaa si...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

