HomeWasiir Geedoole oo Beeniyay Wararka Sheegaya in uu is-casillay

Wasiir Geedoole oo Beeniyay Wararka Sheegaya in uu is-casillay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa-(SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, Faarax Cilmi Geedoole, ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu sheegay in uu raacay qulqulatadii is casillaadda ahayd ee maanta isla markaana uu baneeyay jagadiisa wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wasiirka ayaa bayaan uu ku cadaynayo in warkaa aannay waxba ka jirin qoraal kooban ahaan ugu  baahiyay barta uu ku leeyahay shabakada xidhiidhka bulshada ee Facebook-ga. qoraalkiisaas oo dhamaystiraninna waxa uu dhiggna sidan,

 

”Dadka ku hawlan wasiirku waa uu is casilay waxaan usheegayaa iney tahey been abuur oo aanan iscasilin waxaan ahey musharax Madaxweyne kuxigeen oo hawshiisa wata. Wabilaahi Tawfiiq” ayuu yidhi Wasiir Geedoole.

 

Hadalkan Wasiirka, ayaa ka danbeeyay warar lagu tibaaxay in Wasiir Geedoole, uu maanta ku jiray xubnihii masuuliyiinta ahaa cadho ka dhan ah madaxweynaha oo ay ku eedeeyeen in aannu dhan ahayn shaqadooda uga tagay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories