Home“Qofku marka uu mudo Joogo Xaaladiisa Siyaasadeed, Mansab iyo Shaqaba Wuu Qiimeeyaa”...

“Qofku marka uu mudo Joogo Xaaladiisa Siyaasadeed, Mansab iyo Shaqaba Wuu Qiimeeyaa” Wasiir Xirsi

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maanta shaaciyey in uu iska casillay xilkii uu umadda u hayey. Xirsi ayaa si weyn ula safan musharaxa isaguna ay maanta mar shaqada ka wada tageen ee Wasiirka arrimaha dibadda ahaa Md. Maxamed Biixi Yooonis.

 

Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu sheegay in sababta uu isku casillay ay tahay, taageerada Maxamed Biixi oo uu sheegay in uu la shaqaynayo, taasi oo macnaheedu tahay in uu ka biyo diiday madaxweynaha oo markii hore yidhi dhex baan ahay, laakiin markii dambe taageeray musharaxa aannu taageersanayn ee ay sida weyn iskaga soo hor jeedaan Maxamed Biixi Yoonis oo uu isagu la jiro.

 

“Aniga iyo wasiirku(Maxamed Biixi) waannu is waraysanay Madaxweynuu u sharaxnaa anna waan la shaqaynayey, markaa waxa aan ku qancay in aan xilkii wasiirnimo ka tago, maanta laga bilaabo” Ayuu hadalkiisa ku bilaabay Wasiirkii madaxtooyadu.

 

“Aad baan ugu faraxsanahay wakhtiga dheer ee aan qarankayga u soo shaqeeyay, Waan ku mahadinayaa madaxweynaha xilka ii magacaabay ee aannu shantaa sanno si sharaf iyo karaamo leh usoo wada shaqaynay, saaxiibtinimo leh iyo ehelnimo leh u soo wada shaqaynay. Waxaan ku kalsoonahay in dawladdu shaqayn doonto qarankuna jiri doono, anniga iyo saaxiibadayna nasiibkayaga iyo siyaasadayada mustaqbalka eegi doono. Qofkuna marka uu mudo joogo waxa uu qiimeeyaa xaaladiisa siyaasadeed, shaqadiisa in mansabkiisaba, markaa saaka waxaan ku qancay in aan xilka ka tago” Ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay Mudane Xirsi.
Halkan Ka Daalaco Muuqaalka Warkaas.

 

https://www.youtube.com/watch?v=GJM9Ye3u2dI

Somalilandpost, Hargeysa Office,

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories