Faroole oo Madaxweynaha Soomaaliya u Soo Jeediyay in uu Is Casillo
Garoowe(SLpost)-Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay inuu is-casilo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay in saddexdii sano ee...
Unuggii Qarsoonaa!
Muuqaalkiisa guud,guulane waxa uu guudkiisa sudhay dherer qurxoon,wallaw hadadda dhabarkii soo gotay,sida qaansada,timo wayn oo cad, oo cufan. Marka horeba waa iilla muuqday in uu...
Xukuumadda oo Ka hadashay Xadhiga Salaadiinta Iyo Taliye-xigeenka Laanta Socdaalka
Hargaysa(SLpost)-Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay sababta keentay in la xidho taliye xigeenka laanta socdaalka Somaliland Gaashàanle Maxamed Saleebaan Xasan (Sablaale) oo...
Ururka SOLJA Oo Ka Hadlay Xadhiga Iyo Ugaadhsiga Suxufiyiinta Berbera Xukuumaddana Baaq U Diray
Hargaysa(SLpost)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka qayliyey talaabada xukumaddu ku xidhay Wariye Maxamed C/laahi Soofadhiiste, islamarkaana ku baadigoobayso wariyeyaal kale oo loo haysto...
Gudoomiye Cirro Oo Dalka Ku Soo Noqday Kana Hadlay Xal U Helida Khilaafka Golaha Wakiiladda
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "Cirro" ayaa dalka maanta dalka ku soo laabtay...
Sheekh Aadan Siiro oo Abaalmarin Gudoonsiiyey Wiil Yar oo Agoon ah oo Masaajidka Xawaadle Xoogiisa ku Caawiya, Kana Hadlay Arrimo Dalka ka Jira.
Hargeysa (SLpost)- Khadiibka Masjudul-Qubaa (Xawaadle) ee magaalada Hargeysa Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey ( Siiro) ayaa Shalay Abaal marin guddoonsiiyey Mustafe Naasir Ibraahim oo...
Garnaqsi Wiil Yar oo Soomaali ahi u Diray Siyaasi Madaxtinimada Maraykan U sharaxan
Waxa Ay Jawaabta Wiilkan Somali-Amerikanka Ahi Soo Jiidatay Indhaha Ra’yul-caamka Maraykanka ee hadalka Musharraxani XAjiimeeyey Washington (SLpost)- Wiil laba iyo toban jir ah oo Soomaali-Ameerikaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

