HomeUnuggii Qarsoonaa!

Unuggii Qarsoonaa!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Muuqaalkiisa guud,guulane waxa uu guudkiisa sudhay dherer qurxoon,wallaw hadadda dhabarkii soo gotay,sida qaansada,timo wayn oo cad, oo cufan.

 

Marka horeba waa iilla muuqday in uu yahay ruux cilmi la gaamuray,hadalkiisa iyo odhaahdiisa marka uu tabinayo dhib iyo ducasho kuma keeno. si caadi ah ayuu isaga hadlaa,hase ahaatee marka hadalkiisa afkiisa kasoo baxo,waa ku xanxantaynayaa,waa kuna xaradhaaminyaa,dareemayaasha jidheed ee aad leedahay ayaad moodaa in uu waax-waax ulla hadlay,midhka uu Afka kaa leeyahay, waxa kaaga daran midhka uu kuugu gudbinaya gacmaha,madax iyo meelkasta jidhkiisa ka mid ah oo uu dhaqaajin jinayo,macaansiga hadalka,waxa kaaga daran israacinta filka iyo ku muujinta xubnihiisa hadalkiisa kama jeedsanaysid.

Muuqaalkiisa guud,guulane waxa uu guudkiisa sudhay dherer qurxoon,wallaw hadadda dhabarkii soo gotay,sida qaansada,timo wayn oo cad, oo cufan,gadh cad oo wayn oo hadana cufan,kabaha uu illan

yahay buudh madaw oo aan wax baalsh ah lahay,iyo koodh suudh ah midabkiisu madaw yahay,shaadhka hoosta ayuu ka mariyay inkastuu suunku qurxoonayn,shaadhka qudhadiisa raqaabada gangan xoog badan ayaa ka taagnaa.tolow ma burushbaa ugu wacnaa? wax ugu wacnaaba! meel dheer ayuu ka muuqanayay raqqabada burusku daashaday.
Sheekada ayaa isugu kaaya dhacday,walow aan cindiga ku hayay hawyar oo iga qabyo ahayd in aan soo qabsado,hadana waxa aad moodaa in ay wax igu nabayaan magnad.ina soo jiidanayaan,madasha fadhigu may ahayn madal wayn oo waaheelan,laba sadex ruux kamaanu korodhsanayn,marka hore anaga ayaa goobta fadhinay isna meel agtayada ayuu fadhiyay hadalkayaga iyo sheekadayada ayaa ku soo duul duulaysay,walw intii dannbe ardaaga aanu wadaagnay.

Daf namuu soo odhan sidii daadkii xaabaale, adeer sheeko fiican ayaad wadaan maxaad ka qabtaan hadii aan idin la wadaaago? goorahanba waan idiin jeeday oo waan idin dhagaysanayay,waxaanu nidhi.adeer soo dhawaw waad nala haasawikartaa,waan cawaynanay uun. Intaa wixii ka danbeeyay,sida hal ibo naasawayn ayuu afkiisu u godladay ogadii horeba,waxa uu ku ibbo furay,afkaar curdin ah. laakiin masgax gabawday ka soo burqanaysa,intii golaha fadhiday dhabanka ayay gacanta saareen,Qalin ayaan u holaday sidii aan u heli lahaa jeebkooda kore ayaan isha wada mariyay bal in uu qalin u sudhan,si aan dhaxal uga reebo geedkan sii ciirsan ee duruufta aduunyo magmaagayso amma ay gun dhabayso,nasiib xummo qalinkii ma helin, jeebabkooduna waa haawanayay,dabadeed dareenkaygii masgaxeed dhamaantii waxa aan u soo wada jeediyay si aan hadala ii dhaafin,aqoon yahanka,mufakirkan,indheergaradkan,Af tahankan hal-abuurnimada fikir u dhay laakiin balshadii uu ka dhashay aastay xaqii iyo xuquudii uu lahaa,hankiisa,hilaadkiisa,hadafkiisa,waa nin ay hadheeyeen daruuro madaw oo rejo beel kugu ridaya,mararka qaar adiga ayay masgaxdaadu gudaysaa marka aad eegto waqtigiisii wax barasho tacliimeed iyo mustaqbal ee uu lahaa.

Halqodob hadii aan ka soo qaato,falasuufkan aftahanka ah ee waqtigi hayo hadal uu nala wadaagay,wuxuu tibaaxay oo yidhi: adeer madaxayga iyo gadhkayaga waad aragtaa nin wayna waan ahay mid iga weeleeya maanta aniga waxa halkaa idhigay waa bulshada,idinkana bulshada ayaa halkaa idin dhigtay idina dhigi doonta! Cajiib tolow muxuu ka wadaa? moojidiisa

W/Q: Abdi Aziz Zaciimka

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories