Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Khasab Maaha in Qof Kasta oo Waxbartaa Cid Kale U Shaqeeyo. W/Q-Maxamed Cali Bile

  Waxa dhici karta inad jaamacad dhiganeyso oo aad ka fikireyso in marka aad dhameyso aad shaqo doonato. Waxa kaloo dhici karta inaad jaamacaddii dhameysatey...

Fanaaniin Xidigaha Geeska ka Tirsan oo la Xidhay iyo Xukuumadda 0o ka Hadashay

    Hargaysa(SLpost)-Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay 4 ka mid ah kooxda fannaaniinta Xidigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, kadib markii ay galinkii hore ee...

Cirro Iyo Baashe oo Isku Saamaxay Golaha Hortiisa

Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo kuxigeenkiisa koowaad Baashe Maxamed Faarax, ayaa maanta ka heshiiyay dagaalkii feedh-feedhka ahaa ee...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Shaqo Ugu baxay Dalka Ireland, Madaarkana Kula Kulmay Madaxweyniii hore ee JSL

Hargeysa(SLpost) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo ayaa subaxnimadii hore ee saaka ugu ambabaxay safar shaqo dalka...

LAASQORAY: Roobab Duufaanno Wata oo xoolo badan ku dhinteen

Laasqoray(SLpost)-Roobab xoog badan oo daadad iyo duufaanno wata ayaa ka da’ay deegaanada hoos yimaada degmada Laasqoray ee gobolka Badhan. Waxa dhibta ugu badan ee...

Sucuudiga oo ka Warceliyay Eedda Iiraan

Jiddah(SLpost)-Maamulka Sucuudiga ayaa waxa ay si adag u beeniyeen wararka sheegaya in meesha dadka badan ay ku dhinteen ee Jamaratka inay sababtay in madax...

Hubka Maraykanka Oo Gacanta U Galay Alqaacida

Dagaalyahanno ka tirsan kuwo Suuriya ee uu Mareykanka tababaray ayaa qaar ka mid ah qalabkii dagaalka ee la siiyay waxa ay ku wareejiyeen jabhad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img