Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Edward oo Ka  Tirsanaan jiray Sirdoonka Maraykanka Oo Sheegay in Usaama Bin Laadin Noolyahay

  Moscow (SLpost) Ninka fashiliyey sirro ammaaneedka Maraykanka ee Edward Snowden oo hore uga tirsana hay’adda hawlaha ammaanka u qaabilsan Maraykanka ee NSA, ayaa soo...

Madaxweynaha Iran oo soo gabagabaynaya Booqashadiisa Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Iran, Xasan Ruuxaani, ayaa soo gabagabaynaya booqashadiisa Qaramada Midoobay ee New York, si uu uga qeybgalo xus lagu sharfayo xujaajtii Sacuudiga ku geeriyootay...

WAA MUSTAQBALKII BERRI

  Waa Nin xoog ah oo ku jira Da’ada labaatameeyaha, waa nin qurxoon oo ilahay u dhaliyey quwad waa nocii la odhan jiray laba-lafood, waxaan...

Badhasaabka Daadmadheeh oo Xidhay Madax Dhaqameed Sheegay Khilaaf U Dhexeeya Isaga Iyo Maayarka

Oodweyne(SLpost) Maamulka Gobolka Daad-madheedh ayaa habeenkii  xalay xabsiga u taxaabay Saddex Caaqil iyo oday dhaqameed shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Oodweyne kuwaasi oo dhaliilay...

Safiirka Somaliland ee Imaaraadka oo Gurigiisa ku Booqday Abwaan Cali Sugulle oo In Mudo ah Xanuunsanayey

Dubai(SLpost)-Wakiilka Somaliland ee Imaaraadka carabta Baashe Cawil ayaa hoygiisa ku booqday Abwaan Cali Sugule Dun Carbeed oo xanuun u jiifa. Baashe Cawil oo socdaalkiisu uu...

Maraykanka Iyo Ruushka Oo Ka Wada Hadlaya Arrinta Suuriya

Newyork(SLpost)-Wasiirada arrimaha dibadda waddamada Mareykanka iyo Ruushka ee kala ah John Kerry iyo Sergei Lavrov ayaa xalay ku kulmay magaalada New York, iyadoo kulankooduna...

Ingiriiska Oo Soomaaliya Ciidammo U Diraya

  London (SLpost)-Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron ayaa xalay ku dhawaaqay in boqolaal askari ay u dirayaan Bariga Afrika, si ay uga qeyb qaataan la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img