Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Dayax-madoobaad noociisu Dhif yahay oo laga dareemay Caalamka, Dabeecadaha lagu yaqaano iyo Aragtiyaha khubarada Cilmi-falagga

Hargeysa (SLpost)- Dayax-madoobaad dhammeystiran (Full Lunar Eclipse), ayaa subaxnimadii hore ee Isniintii Saaka laga dareemay qaaradaha Afrika iyo Eeshiya, gaar ahaan bariga Qaaradda Afrika...

Somaliland: Taliska Ciidanka Badda oo Xarun Cusub Loo Dhisayo

Hargeysa(SLpost)-Dhisme cusub oo loo dhisayo taliska ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa laga dhisayaa Hargeysa. Dhismahaasi oo ay maanta oo axad ah dhagax dhigeen wasiirka...

Daawo Bandhig-faneedkii Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee Muqdisho oo dhammeystiran

Xubno ka tirsan Fannaaniinta Xidigaha Geeska oo dhowaan socdaal ku tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay bandhig-faneed ku qabteen, ayaa soo-noqodka safarkooda...

Dagaal Muslimiin iyo Masiixiyiin ku Dhexmaray Caasimadda Jamhuuriyadda Badhtamaha Afrika

Ugu yaraan 10-qof aya lagu dilay 38-qof oo kalena waa lagu dhaawacay kaddib dagaallo oo Sabtidii shalay ku Dhex-maray Dalka Bartamaha Afrika dhalliyaro Muslimiin...

Xildhibaan is barbardhig Ku Sameeyay Xukuumaddan Iyo Xukuumaddii Hore

Hargeysa (SLPost)-Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada, ayaa is barbar dhig ku sameeyey Xukuumaddan iyo Xukuumaddii hore ee uu...

Saddex Cisho

Nin oday ah oo aan galab dhawayd la sheekaystay baa aad iiga fekersiiyey. Dhowr dhacdo oo yaab leh buu iiga sheekeeyay. Duni dhan oo...

Guddoomiyaha Xidigaha Geeska oo cambaareeyey Xadhigga Fannaaniin kooxda ka tirsan oo Muqdisho ka soo laabtay

Hargeys (SLpost)- Guddoomiyaha Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee fadhiggoodu yahay magaalada Hargeysa, Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax), ayaa cambaareeyey xadhig loo geystay qaar ka tirsan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img