HomeWAA MUSTAQBALKII BERRI

WAA MUSTAQBALKII BERRI

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Waa Nin xoog ah oo ku jira Da’ada labaatameeyaha, waa nin qurxoon oo ilahay u dhaliyey quwad waa nocii la odhan jiray laba-lafood, waxaan ka wadaa quwadiisa iyo xooga uu lasoo koray, Markaad kor u fiiriso waxaad arkaysaa in samaystay dhoor ka diiga oo kale ah misana waxa uu marsaday waxan looyaqaan madoobaysada, waxa Uu igagasoo baxay meel aad u madow oo adigu aanad gasheen sida ay u eegtahay, waxa uu eegayaa Hareerihiisa, Malaha wax uu iska eegayaa mid kamid ah waalidkii in uu arko meeshan qadhmuun ee qiiqa sigaarka iyo garaabadu ka buuxdo,Qofka halkan galaana ogow oo cibaado way kalatageen, Wax uu xidhanayahay surwaal qurxoon laakin qaabka gashadiisu aanay dadka wanaagsan qanicinahayn, waayo waxa uu ka xidhay daba dhuuqda, Waxba lama ah in uu kaba siibto, oo Halkaas ceebtisu ka muuqato, Allah imakaba waxaa muuqda surwalkii hoose, cajiib waxa uu dhegaha kula jiraa Sameecado, Earphonada, sida uu madaxa u lulayo waan yaabay, oo waxaan arkay in uu wadankaba ka baxsanayahay, oo Malaha Amerikaanbuu dhagaysanayaa, waxaan isku deyey in aan afka u kala qaado oo aan idhaahado waar allahaa ka cabso ,  se wuu iga qaatay laakiin waxaa uu iiga sheekeeyey in wuu ahaa arday kasoo bilaw dugsigii hoose ee waxbarashada, ilaa uu gaadhay heer jaamacadeed oo uu jaamacadii ka qalinjabiyey sidaa darteed wax uu ii sheegay in uu muddo laba sano ah uu shaqo raadinaayey, laakiin meel kasta oo uu shaqo ka xareeyo lugu xidho oday iyo qabyaalad halkii lugu xidhi lahaa heerka waxbarashadiisa, Waa nabada Hadaanad tahriibin baan hoosta ka idhi, imaka wuu iga dhaqaaqay oo wuxuu dib u huluushay meeshii madobayd ee uu kasoo baxay, ileen waxa uu sugaayey mid kamid ah asxaabtiisa oo sigaar u doonay, waan jaleecay oo arkay in meeshu sii gun weyntahay waxaana kasoo muuqday in badan oo dhalinyaro ah oo da’a ahaan aan ku qiyaasay kuwii jaamacadaha kasoo baxay, Daqiiqado kabacadi waxaa meeshii oo aan xoogaa u jiray si aan la iigu arag aniga oo aan la odhan waa kamid soo gaadhay raxan dhalinyaro kale ah laakiin hoostaas baan ka leeyahay hadii ay tahriib ka badbaadeen waa mahad allahe kol intii ay wadan kale oo shisheeyey oo diin kale haysta ku dul baabi lahaayeen wadankooda ha ku baa’baan Waa Ayo Kani? …………. Waa mustaqbalkii Beri.

 

Hamse Bashe Muhumed Wiyeer

Hamse-Shaadhey

Hargeysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories