Taalibaan Oo Weeraray Magaalada Kunduz
Kunduz(SLpost)-Saraakiil Afghanistan ah, ayaa sheegay in boqolaal dagaalyahanada Taaliban ay dhowr jiho ka weerareen magaalada muhiimka ee waqoyiga ee Kunduz. Saraakiisha dawladda ayaa sheegay in...
Dabinnada Iyo Uubaha Siyaasadeed
Dhowaan ayaan aljazeera.net ka akhirstay maqaal ciwaankiisu ahaa ”Snowden oo soo nooleeyay aragtidii mumaamaradda ee Ruushku qabay: Bin Laadin wuu nool yahay”. Dabadeed waxaa...
Xatooyadda Ayaan Hormarayaa!!
Waxay ahayd maalin tilmaamteedda iyo tirsigeedaba lahayd,hawlo shaqo oo aad u badan ayaa ii yaallay oo qaarkood waayi-taankoodu uu Saacaddo iga xigay.Waxaan eegayaa goor-sheegta,anniga...
WAQTIGA FARXADDA IYO FIKIR LA’AANTA
Farxaddu waa shayga ugu qaalisan ee nololsha bini aadamka qaabayn karata, qiimeyna u yeeli karata,waa shay ay yar tahay cidda ku siinaysa,kuuguna deeqdaa . Cidi...
Kelmad Waxyigu ku Bilaabmay oo Ku Fadhida Il-baxnimada iyo Xaddaarada Ummadda Islaamka
Quranku waa mucjisada ugu wayn ee u Ilaahay soo dejiyay, kuna so dejiyay Nebigiisa (NNKHA), uguna layaabka badan inta u bina’aadamku jiray. Waxa u...
Baashe Maxamd Faarax Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaanka Qoriiley
Laascaanood(SLpost)- Guddoomiye xigeenka koowaad ee golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa gaadhay degaanka Qoriiley oo ku yaala koonfur-bari gobolka Sool, halkaasi oo shaqaaqo...
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo si Adag Uga Hadlay Xadhiga Suxufiyiinta, Salaadiinta Iyo Fannaaniinta
Hargeysa(SLpost) Guddoomiyaha maxakamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay inay dejiyeen hanaan cusub oo ay raacayso cidda cabasho ka qabta Saxaafadda islamarkaana...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

