Malala Yousufzai Oo U Dabaal-Degtay Qaan-Gaadhnimadeeda
Malala Yousufzai, oo ah qofka ugu da’da yar ee ku guulaystay abaal-marinta Nobel Prize ayaa u daabal-degtay 18 sano guuradii ka soo wareegtay dhalashadeeda. Waxay...
Wasiirka Ciyaaraha Oo Ka Hadlay Qorshe Ciyaaraha Gobollada Mar Loogu Wada Qabanayo Laba Gobol
Burco, (SLpost)- Wasiirka wasaarada ciyaaraha, dhalinyarada iyo dalxiiska Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa faahfaahin ka bixiyay sida ugu suurto-galsan ee labada gobo lee...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 23aad) Laylatul-Qadriga
Alle SWT bilaha iyo maalmuhu u kala qiimaysan, maalin waxa ugu qiimo badan maalinta banka Carrafaad la taagan yahay. Waxa ay qiimahaa ku yeellatay...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka hadlay Caqabadaha Kiisaska Madaniga ah, shacabkana Baaq u jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ugu baaqay shacabka in kiisaska muddada dheer soo jiitamayey ee...
Wasaaradda Duulista Somaliland oo sheegtay in Qaramada Midoobay maamulka Hawada sare ku wareejisay Dowladda Soomaaliya
Nairobi (SLpost)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in dawladda Federaalka Soomaaliya si rasmi ah loogu wareejiyey Maamulka Hawada...
Xukuumadda Oo Ka Jawaabtay Baaqii Hanjabaadda Ahaa Ee Mucaaradka
Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga hadashay dhawaaqii xisbiyada mucaaradka Somaliland ee ku saabsanaa in Xukuumaddu kaga baxday heshiiskii ay wada...
Marwada koowaad oo kormeertay Cusbitaalka Guud iyo Ka Carruurta ee Dr. Maxamed Aadan Sheekh
Hargeysa, (SLpost)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde waxay deeqo kala duwan gaadhsiisay Cusbitalka Guud ee Hargeysa iyo Dhakhtarka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

