HomeXukuumadda Oo Ka Jawaabtay Baaqii Hanjabaadda Ahaa Ee Mucaaradka

Xukuumadda Oo Ka Jawaabtay Baaqii Hanjabaadda Ahaa Ee Mucaaradka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga hadashay dhawaaqii xisbiyada mucaaradka Somaliland ee ku saabsanaa in Xukuumaddu kaga baxday heshiiskii ay wada gaadheen ee lagu soo afjaray khilaafkii ka taagnaa muddo kordhinta loo sameeyay Xukuumadda iyo golaha Wakiilada Somaliland.waran-cade

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumaddu aanay ka bixin heshiishkii ay la gashay mucaaradka balse mucaaradka ay ka muuqato deg-deg tiro badan sida uu sheegay.

“Xukuumaddu ka may bixin heshiiskii ay la gashay mucaaradka ee waxa ay wadaa sidii ay isu waafajin lahayd go’aanka Dastuuriga ah ee Guurtida iyo xalka Siyaasadeed ee xisbiyada iyo Xukuumaddu gaadheen” ayuu yidhi Cali Warancadde

hadalka wasiir Warancadde ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo xisbiyada mucaaradku ay fariin u direen madaxweyne Siilaanyo taas oo ay kaga dalbanayaan in uu dhaqan geliyo heshiiskii ay hore u gaadheen.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories