Shirkadda ALNUUR Furniture oo mar kale ka farxisay Agoomaha Hargeysa
HARGEYSA (SLpost)- Shirkadda qalabka guryaha iyo xafiisyada ee ALNUUR Furniture ayaa dhar, kabo iyo agabka carruurtu ku ciyaaraan kaga farxisay 485 carruur ah oo...
Xoghayaha Wakiillada Iyo Shaqaalaha Golahaas Oo Beeniyay War Uu Qorey Wargeyska Afka Xukuumadda Ku Hadla Ee Dawan
Hargeysa, (SLpost)- Xoghayaha guud ee golaha wakiilada somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo ay weheliyaan qaar ka mid ah shaqaalaha golaha wakiilada somaliland ayaa beeniyey...
Quwadaha Adduunka Iyo Iran Oo Ka Heshiiyay Arrinta Nukliyeerka
Vienna, (SLpost)- Wada-hadalo muddooyinkii u dambeeyay socday waxa maanya lagu lagu dhawaaqay heshiis taariikhi ah oo ku saabsan barnaamijka Nukleerka Iran. Wasiirada arrimaha dibadda Iran...
Wariye Codsaday Siideynta Saxafiyiin Kale Oo Ay Xabsi Kuwada Jireen
Addis Ababa, (SLpost)- Mid ka mid ah shantii wariye ee dhawaan laga sii daayay xabsiyada dalka Itoobiya ayaa ku baaqay in beesha caalamku ay...
Axkaamta Ramadaanta (Qormada 24aad) LAYLATUL-QADRIGA (Q.2aad)
Rasuulku CSW wuxu doonayey habeenkani habeenka u dhaco inu Saxaabada u sheego, se waxa dhacday in laba Saxaabi oo murmay darteed Rasuulki CSW la...
KULMIYE Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Xisbiyadu Xukuumadda Ujeediyeen
Xoghaya xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf ayaa ka jawaabay eedo is-daba jog ah oo dhawaanahan axsaabta mucaaradka ahi huwinayeen xukuumadda madaxweyne Siilaayo: HALKAN KA DAAWO...
Warbixin Muujisay Caqabadaha Haysta Qorshaha Qaran Ee Horumarinta Somaliland
Warbixin cusub oo la soo saaray, ayaa muujisay, isla markaana soo bandhigtay caqabaha kala duwan ee haysta qorshaha heer qaran ee loo dejiyey horumarinta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

