HomeWasaaradda Duulista Somaliland oo sheegtay in Qaramada Midoobay maamulka Hawada sare ku...

Wasaaradda Duulista Somaliland oo sheegtay in Qaramada Midoobay maamulka Hawada sare ku wareejisay Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in dawladda Federaalka Soomaaliya si rasmi ah loogu wareejiyey Maamulka Hawada dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland qayb ka tahay, waxaanay sheegtay inay Hay’adda Maamulka Hawada uga masuulka ah Qaramada Midoobay ee ICAO iyo dawladda Soomaaliya ay ka bexeen heshiisyo hore looga gaadhay qaabka soo wareejinta maamulka Hawada oo ay labada dhinac si siman inay u wadaagaan dhigayey.

Agaasimadaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Cumar Sayid, ayaa sheegay in dhawaan Hay’adda ICAO ku casuuntay kulan saddex geesood ah oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku dhexmaraya Guddiyo Farsamo oo ka kala socday Somaliland, Soomaaliya iyo Hay’adda ICAO, kuna saabsanaa arrimaha Maamulka Hawada Somaliland iyo Soomaaliya.

duulista“Hay’adda Duullimaadyada Qaramada Midoobay u qaabbilsan ee ICAO, ayaa na casuuntay, Guddi Farsamo oo Hargeysa ka tagtay oo anigu aan hoggaaminayo oo laba qof ah ayaannu ahayn iyo Guddi kale oo dhiggayaga ah oo Muqdisho ka timi, labadaa Guddi ee Farsamo ayaa isu yimi, waxaanay ujeeddadu ahayd in la isla soo dhaweeyo qaabkii Farsamo ahaan Hawada loo maamuli lahaa. Markaannu meeshii tegnaynayna wax wixii ka duwan baannu ugu nimi.” Sidaa ayuu yidhi Agaasime Cumar Sayid oo u warramay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da.

HALKAN KA DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories