Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

Mareykanka Iyo Cuba Oo Safaaraddahoogii Dib U Furaya

Washington, (SLpost)- Waddamada Mareykanka iyo Cuba ayaa ku heshiiyey inay safaraadahoodii dib uga furtaan caasimaddaha Washington DC iyo Havana. Madaxweyneyaasha dalalkaasi ee Barack Obama iyo...

Qaxoonti ka soo Cararay Dagaaladda Yeman Oo Xalay Soo Gaadhay Saylac

Saylac, (SLpost)- Badhasaabka  Gobolka Salel Mr. Cabdirisaaq Waabari Rooble, ayaa sheegay in xalay ay dekadda Saylac soo gaadheen 14 qof oo qaxoonti ah oo...

Xukuumadda Oo Muddaysay Wada-hadal Ay La Galayso Kooxda Khaatumo

Laascaanood (SLpost)- Xukuumadda Jamhuuriyada Somaliland ayaa sheegtay inay wada hadal iyo waan-waan toos ah ay la galayaan kooxda la magac baxday Khaatumo ee ka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Abaal-marinno Kala Duwan Guddoonsiiyay Arday Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu shalay Abaalmarino kala duwan gudoonsiiyey Ardaydii ku guulaysatay Tartanka Qur”aanka kariimka ah ee ka...

Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 13aad) – Fadliga cibadaada habeenkii

Ramadaan waa bil cibaado, wax kasta oo san oo la sameeyo bishaa abaal gudkeedu waa mid la labban laabo, dheeraadka bishu wadato awgeed. Sidoo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img