Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

Waddooyin Laamiyo Ah Oo Laga hirgeliyay Laascaanood

Hargeysa, (SLpost)- Magaalada laaaanood xarunta Gobolka Sool Waxaa weli ka socda qorshaha hagaajinta bilicda Magaaladasi, iyadoo Xukuumada Somaliland ay ka waddo mashaariic ay ka...

Madaxweyne Tallo Nasteex U Ah Dalka Iyo Dadka Ayaan Kuu Haynaa Aqbalkeeda…By: Maxamuud Walaaleeye

Bisha Ramadaan fadaa’il badan ayey leedahay ka mid yihiin inay tahay bishii Ilaahay soo dediyey Qur’aanka kariimka, oo ah  acmaasha bishan ummada islaamku ku...

Maydh Oo Laga Hirgaliyey Mishiinkii Labaad Ee Baraf Dhaliye Ah

Maydh, (SLpost)- Mishiinkii labaad ee Baraf-dhaliye ah ayaa shalay laga hirgeliyey Magaalo xeebeedda faca-weyn ee Maydh,Mishiinkan oo ay baahi weyn u qabeen dadweynaha iyo...

Qabashada Doorashadii Rabshadaha Dhalisay Ee Burundi Oo Dib Loo Dhigay

Bujumbura, (SLpost)- Doorashadii Madaxwaynenimada ee dalka Burundi ayaa mar kale dib loo dhigay. Doorashadaasi muranka dhalisay waxay ku soo beegmaysaa iyada oo ay jiraan rabshado...

Liiska Waddamo Dowladda Ingiriisku Muwaadiniinteeda uga Digntay inay u safraan

London (SLpost)- Dawladda Ingiriiska, ayaa muwaaddiniinteeda dalxiisayaasha ah u dirtay digniin culus oo la xidhiidha inay waajihi karaan falal argagixiso, iyadoo ugu baaqday dadkeeda...

“ANIGAA QUFULKA IIBSADAY!” – Xiisaha Qiso Dhab Ah Oo Hargeysa Ka Dhacday!

W/Q: Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi Muddo hadda dhawr bilood uun qiyaastii laga joogo taariikh ahaanna ku beegmaysa maalmaha ugu horreeyey bishii November  ee 2014-kii, Waa fiidnimo,...

Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 22aad) Ictikaafka iyo Shuruudihiisa

Ictikaafka Ictikaafku shareeco ahaan, waa qofka oo ku nagaada in muddo ah masaajidka, Alle SWT dartii. Waana arrin ka sugnaatay Rasuulka CSW inuu sameeyey, Alle...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img