Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

ROME: Somaliland iyo Talyaaniga oo ka wada-hadlay Qodobbo Xaasaasi ah (SAWIRRO)

Rome (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa dowladda Talyaaniga, kala hadashay sidii ay qayb-qaadan lahayd Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee ay dhaqaalaha ku bixiyaan waddamada Midowga Yurub...

Tiradii Ugu Badnayd Qaxoontiga Kasoo Bara-kacaya Dalka Yemen Oo Soo Gaadhay Magaalada Berbera

Berbera, (SLP)- Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa waxa soo gaadhay 425 qof oo ah qaxoonti ka soo baro-kacay dagaalka ka socda dalka...

Sucuudiga Oo Duqeeyay Ticis, Ka Dib Dhawaaqiisii Joojinta Oo Xuutiyiintu Uga Faa’iidaysteen Qabsashada Goobo Cusub

"Magacii hore ee ahaa Weerarkii Adkaa ayaa lagu bedelay magac cusub oo ah, Dib u soo Celinta Rajada" Ticis, (SLP)- Diyaaradaha is-bahaysiga uu hoggaaminayo Sucuudiga ayaa duqeyn culus...

Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Taleex U Tagey Dejinta Colaad Laba Beelood Dhexmartay

Taleex, (SLP)- Cutubyo ka mid ah ciidamada qaranka Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Taleex ee gobolka Sool, ka dib markii dagaal sababay dhimasho, dhaawac...

Mudaharaad Laba Weji Leh Oo Maanta Gilgilay Addis Ababa Iyo Ciidanka Ammaanka Oo Dad Xidh-xidhay (DAAWO VIDEO)

Addis Ababa (SLP)- Kumanaan qof ayaa saaka isugu soo baxay wadooyinka magaalada Addis Ababa  ee caasimadda dalka Itoobiya, kuwaasoo banana-baxooda ku muujinayay sida ay...

Ururro Caalami Ah Oo Jabuuti Ku Eedeeyay Inay Mareykan U Gacan-geliyeen Dad Ay Ku Jiraan Muwaadiniin Reer Somaliland Ah

Jabuuti, (SLP)- Ururro aan dawli ahayn ayaa ku eedeeyay xukuumadda Jabuuti inay ku lug leeyihiin af-duubka dad la tuhmay. Ururradani waxay sheegayaan in lix qof...

“Qaramada Midoobay Ammaan Ku Heli Maayaan Meel Ka Mid Ah Soomaaliya” Al-shabaab

Muqdisho, (SLP)- Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo ka hadlayay weerarkii Isniintii aynu soo dhaafnay lagu qaaday gaadhi waday shaqaale ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img