HomeCutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Taleex U Tagey Dejinta Colaad Laba...

Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Taleex U Tagey Dejinta Colaad Laba Beelood Dhexmartay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Taleex, (SLP)- Cutubyo ka mid ah ciidamada qaranka Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Taleex ee gobolka Sool, ka dib markii dagaal sababay dhimasho, dhaawac iyo barkac uu maalintii shalay ku dhexmaray degmadaas laba beelood oo wada-dega.Ciidanka qaranka

Cutubyada ciidanka qaranka ee gaadhay degmada Taleex ayaa saldhig ka samaystay deegaan ku yaalla duleedka degmadaas.

Cabdirashiid Xirsi Dalmar oo ah guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sool ayaa sheegay ciidamadu ay u tageen si ay ammaanka degmadaas u sugaan.

“May ahayn ciidamadu duullaan ee waa kuwo doonaya inay wax ka qabtaan colaadda labada beelood u dhexeysa, waxaanan rajaynayaa in waqti dhaw ay guurti iyo wasiiro ka socda Somaliland hawshaasi u iman doonaan Taleex.” ayuu yidhi guddoomiye ku-xigeenku.

Degmada Taleex ayay xaaladeedu deganayn maanta, iyadoo ay jiraan waxgarad iyo madax-dhaqameedyo halkaas hore u tagey, kuwaasoo uu ka mid yahay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo maanta ku hawlanaa sidii xaalka loo dejin lahaa.

Dagaalkan labada beelood dhexmaray ayaa sababay barakac, iyadoo ay dadku muddo sanad iyo badh ku dhow kasoo kabanayseen barakac magaaladaas markii ciidamada maamulka Puntland ay isku dhaceen dabley deegaanka ka tirsan, kaasoo sababay aafada colaadeed ee soo noq-noqonaysa.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories