Maareeyaha Haamaha Keydka Shidaalka oo Barraxay Shaqsiyaad iyo Shirkado loo tuhmay Lahaanshaha Mishiin Tayada Shidaalka lagu baadhayo
Berbera (SLpost)- Maareeyaha Haamaha Keydka Shidaalka Somaliland ee magaalada Berbera Sheekh Saleebaan Siciid Aw Cali, ayaa ka war-bixiyey Laab (Mishiin) hawshiisu socoto oo laga...
Doodo Sharci Oo Ka Dhashay Go’aanka Komishanku Ku Cayimay Maalinta Doorashooyinka: DEDAFAYN, IS-DIFAACIS, TILMAAN IYO TALOOYIN
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa si rasmi ah u shaaciyey waqtiga qabsoomidda doorashada Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo ay u cayimeen 1-da...
Maayarka Hargeysa Iyo Dhiggiisa Stockholm Oo Kulan Kaga Wada Hadlay Sidii Somaliland Ictiraaf U Heli Lahayd
Stockholm, (SLP)- Maayarka caasimadda Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), iyo wefti uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Sweden ayaa maanta kulan la yeeshay maayarka ...
DAAWO: Ciidanka Ilaalada Xeebaha Gobolka Sanaag Oo Heegan Ka Galay Xuduudda Ay Somaliland Wadaagaan Yemen
Maydh, (SLP)- Ciidamada Ilaalada xeebaha Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa heegan la galiyay, isla markaana feejignaan galay xuduudda Somaliland ay la leedahay dalka Yemen...
Sucuudiga Iyo Xulafadiisa Oo Hakiyay Duqayntii Cirka Ee Yemen Iyo Weji Cusub Oo Ay U Bedeleen Dagaalkooda
"Waa la gaadhay hadafkii Yemen" Gen. Ahmed Asiri Riyaad, (SLP)- Xulafada uu Sucuudiga hogaaminayo ayaa sheegay inay soo afjarayaan duqaynta dhinaca diyaaradaha ee dalka Yemen. Muddo...
Daladda Ururrada Xuquuqal-Iinsaanka Ee Dalalka Geeska Iyo Bariga Afrika Oo Xukuumadda Ugu Baaqday Inay Xoriyadiisa u soo Celiso Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal-Iinsaanka
Hargeysa (SLpost) – Dallada kulmisa ururadda xuquuqal-iinsaanka ee ka jirra dallka geeska iyo barriga Afrika oo marka magaceeda lasoo gaabiyo la yidhaa (EHAHRD) ayaa...
“Wasiirka Hadlay Wuu Garanayaa Faraqa U Dhexeeya Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Ha Ku Eekaado Shaqada Ay U Dirteen”
Hargeysa, (SLP)- Xukuumadda ayaa jawaab ka bixisay hadal kasoo yeedhay wasiirka dekedaha dawladda Soomaaliya Nuur Faarax, kaasoo sheegay inaan dekeda Berbera cidna aan lagu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

