HomeUrurro Caalami Ah Oo Jabuuti Ku Eedeeyay Inay Mareykan U Gacan-geliyeen Dad...

Ururro Caalami Ah Oo Jabuuti Ku Eedeeyay Inay Mareykan U Gacan-geliyeen Dad Ay Ku Jiraan Muwaadiniin Reer Somaliland Ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jabuuti, (SLP)- Ururro aan dawli ahayn ayaa ku eedeeyay xukuumadda Jabuuti inay ku lug leeyihiin af-duubka dad la tuhmay.

Ururradani waxay sheegayaan in lix qof lagu xidhay laguna jidh-dilay Jabuuti ka hor intii aan loo gudbin xabsiyada Mareykanka ee Afghanistan iyo Guantanamo Bay.

Ururradan oo kala ah isu-tagga caddaalada, Haki Africa iyo guddiga caalamiga ah ee qareenada ayaa baadhay door la sheegay in Jabuuti ay ku lug lahayd muddadii Mareykanka ay dawladduhu dadka la tuhmay u afduubeen ee u dhexeysay 2001 iyo 2008, xilligaas oo uu jiray dagaalka argagixisada ee maamulkii Bush.

Warbixintooda ayey ku sheegeen in Jabuuti ay si qarsoodi ah u xidheen ugu yaraan lix qof oo loo diiday in wax xidhiidh ah ay cid kale la sameeyaan iyagoo la jidh-dilay, si xunna ula dhaqmay.

Dhibaneyaasha ayaa la sheegay inay ahaayeen dad ka yimi Somaliland, Kenya, Tanzania iyo Yemen.

Warbixinta oo lagu sheegay in maxaabiista loo diiday inay la xidhidhaan qareenada ayaa ku eedeynaysa Jabuuti inay u ogolaatay sirdoonka shisheeyaha inay su’aalo waydiiyaan maxaabiista, taasoo jabineysa qaynuunka caalamiga ah.

Warbixinta ayaa ugu baaqday guddiga xuquuqda aadamaha ee Afrika inay wada-hadal la yeeshaan Jabuuti, kuwaasoo lagu go’aansanayo inta xad-gudubku uu leeg yahay. Waxayna ku adkaysay dalkaasi inuu soo bandhigo magacyada dhibaneyaasha iyo halka ay ku dambeeyeen, waxayna ugu baaqeen inay raali-gelin ka bixiso, magdhawna siiso dadka loo gaystay dhibka si loo xaqiijiyo in dhibaatadaas aanay markale dhicin.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories