Waa Maxay Mowqifka Beesha Bariga Burco ka Qabtaa Muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo? – Boqor Buur-madow oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo ka mid Hogaanka dhaqanka Somaliland, gaar ahaana madax-dhaqameedka Beesha Madaxweyne Siilaanyo, ayaa taageeray muddo-kordhin loo sameeyo...
Nuxurka Daraasad daboolka ka qaadday Dedaallo qarsoodi ah Laysugu soo dhawaynayo Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Hay’ad lagu magacaabo Conflict Dynamics, ayaa dhowaan soo saartay daraasad ku saabsan qaabka ugu habboon ee xalka u noqon kara is-afgarad laga...
Hargeysa: Imaam Masaajid oo ka badbaaday Isku-day Dil Fool-Xun oo lala beegsaday
HARGEYSA (SLpost)- Waxa shalay Isku-day dil oo fool-xun ka badbaaday imaamka masaajid ku yaala Suuqa Gobonimo ee magaalada Hargeysa, kaddib markii nin Baatrool iyo...
DAAWO Muuqaal laga duubay Diyaarad Rakaab ku Burburtay dalka TAIWAN
Taipei (SLpost)- Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay webi ku yaal magaalada Taipei ee dalka Taiwan, daqiiqado ka dib markii ay ka kacday Garoonka...
Xukumadda Somaliland oo Muddeysay Xilliga ay Fulinayso Xukunnada Dilka ah
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa soo bandhigtay Qorsheyaal lagu xakamaynayo dilalka dalka ka dhaca, islamarkaana culays lagu saarayo dadka gaysta, iyada dib...
SOOMAALIYA: Wakhtiga xukuumadda aan weli la magacaabin loo gudbinayo baarlamaanka oo la shaaciyey iyo QM oo ka hadashay
New York (SLpost)- Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga baarlamaanka la horgeyn doono ansixinta xukuumad aanu weli magacaabisteeda ku dhawaaqin Raysal-wasaare Sharmaarke, oo...
Wasiirka Caafimaadka oo Go’aan Kama-dambays ah ka soo saaray Baahinta Xayaysiisyada Adeegyada Caafimaad
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaaka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed, ayaa markii u horeysay go’aan muddeysan ka soo saaray baahinta Xayaysiinta iyo Ogeysiinta Adeegyada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

