HomeDAAWO Muuqaal laga duubay Diyaarad Rakaab ku Burburtay dalka TAIWAN

DAAWO Muuqaal laga duubay Diyaarad Rakaab ku Burburtay dalka TAIWAN

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Taipei (SLpost)- Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay webi ku yaal magaalada Taipei ee dalka Taiwan, daqiiqado ka dib markii ay ka kacday Garoonka diyaaradaha ee magaaladaas, waxaana ku dhintay 31 qof oo ka mid ah dadkii rakaabka ahaa.

Muuqaal yaab leh oo uu qaaday qof saarnaa Gaadhi dul-marayey Biriishka uu ku dul-yaalo webiga ay diyaaraddu ku dhacday, ayaa soo bandhigay diyaradda oo sii dhacaysa ka hor intii aanu baalkeeda Sii xoqin Biriishka oo uu dhaawacyo ka soo gaadheen.

diyaaradDiyaaradda oo ay saarnaayeen 58 qof rakaab ah, ayaa markii ay webiga ku dhacday, waxa nolol lagu gaadhay oo laga soo bad-baadiyey 15 qof oo kaliya, halka 12 qof oo kalena la la’yahay.

Diyaaraddan ayaa ka hor inta aysan webiga ku dhicin, waxay dhinac ka jabsatay buundo weyn oo gaadiidka ay maraan.

diyaaraddaDadka rakaabka ee saarnaa ayaa u badnaa dalxiisayaal u dhashay dalka Shiinaha, ayaa ku sii jeedday jaziiradda Kinmen oo ku yaala meel dhinaca Koonfur-Bari ka xigta magaalada Xiamen ee dalka Shiinaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA LAGU DUUBAY

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories