Akademiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland oo Daah-furtay Guddi-hawleedyo la Shaqayn doona
HARGEYSA (SLpost)- Akadamiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland, ayaa xaflad daah-fur ah u sameeyey guddi-hawleedyo kala shaqayn doona ka talo-bixinta arrimaha la xidhiidha dimuqraadiyadda, maamul-daadejinta...
Somali News
Abwaan Yuusuf Shaacir oo Abaalmarin Lagu Guddoonsiiyey Nairobi
NAIROBI (SLpost) — Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir), oo ka mid ah haldoorka suugaanta Somaliland, isla markaana muddo dheer ka shaqaynayey kaydinta dhaqanka...
Go’aamo laga soo saaray Muran Ka Taagnaa Dhulka Masallaha ee Koonfurta Hargeysa iyo Wasiirro ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda iyo Madaxdhaqameedka deegaanka Masallaha ee Koonfurta Hargeysa, ayaa si rasmi ah u soo afjaray muran muddooyinkii u dambeeyay ka taagnaa Dhulka...
Xisbiyada Qaranka iyo Komishanka oo mar kale ka arrinsaday Doorashooyinka iyo Niyad-sami Mucaaradku ka muujiyeen Xil-gudashada Guddiga
HARGEYSA (SLpost)- Xisbiyada Qaranka iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa mar kale maanta yeeshay Kulan ay kaga arrinsanayaan geeddi-socodka diyaar-garowga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo doorashooyinka la...
Kooxda DAACISH oo Nolosha ku Gubtay Duuliye u dhashay Dalka Urdun
Amman (SLpost)- Kooxda ISIS ee ka talisa Qaybo ka tirsan dalalka Suuriya iyo Ciraaq, ayaa nolosha ku gubay Duuliye Diyaaradeed oo u dhashay dalka...
Maayarka Hargeysa oo soo saaray Wareegto uu ku dhaqan-geliyey Dhul Cusub oo loogu talo-galay Wershadaha, Xeryo Ciidan iyo Xabaalo
HARGEYSA (SLpost)- Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa wareegto uu saaray waxa uu dhul cusub ugu asteeyay Xabaalo, Dhul Wershadaha...
Tahriibayaal Soomaali u badan oo ku Geeriyooday Xeebaha dalka Yemen
SANCA (SLpost0)- Dooni ay saarnaayeen Tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan, ayaa ku degtay biyaha Gacanka Cadan, gaar ahaan xeebaha dalka Yemen, waxaana halkaas...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

