HomeSOOMAALIYA: Wakhtiga xukuumadda aan weli la magacaabin loo gudbinayo baarlamaanka oo la...

SOOMAALIYA: Wakhtiga xukuumadda aan weli la magacaabin loo gudbinayo baarlamaanka oo la shaaciyey iyo QM oo ka hadashay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

New York (SLpost)- Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga baarlamaanka la horgeyn doono ansixinta xukuumad aanu weli magacaabisteeda ku dhawaaqin Raysal-wasaare Sharmaarke, oo hore u codsaday inuu wax-ka-bedel iyo dhamaystirku soo sameeyo magacaabista labaatan wasiir uu hore u sheegay.

Wakiilka Soomaaliya ee Qaramadda Midoobay Mr. Cawaale Cali Kulane ayaa sheegay in xukuumada cusub ansixinteeda loo gudbin doono baarlamaanka isniinta soo socota, isla markaana aan la dafiri Karin in caqabado jireen bilahii la soo dhaafay, xilli uu xaalada Soomaaliya warbixin ku saabsan ka jeedinayey fadhi golaha amaanku lahaa shalay. “isniinta soo socota ayaa baarlamaanka loo gudbin doonaa ansixinta xukuumada cusub, inkastoo bilahii la soo dhaafay caqabado aan la dafiri Karin jireen.

somaliDhinaca kale, wakiilka Qaramadda Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. Kay ayaa sheegay in khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya caqabad ku yahay sidii dalkaasi doorashooyin uga qabsoomi lahaayeen sannadka 2016-ka, waxaanu yidhi, “Sannadkan waxuu noqonayaa mid go’aamiya in Soomaaliya xasilooni iyo midnimo gaadhi karto.”

“Soomaaliya weli waxay ka laadlaada gebbi,” ayuu sheegay Mr. Kay, inkastoo uu raaciyey inay jiraan calaamado dhiirigelin muujinaya sida booqashiiyinkii u dambeeyey ee xoghayaha qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon.
SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories