Monthly Archives: October, 2014

spot_imgspot_img

Somaliland iyo Daneyayaasha Doorashooyinkeeda oo Mowqif Midaysan ka qaatay ka-midho-dhalinta Hannaanka Dimuqraadiyadda

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Midowga Yurub u ballan-qaadday inay dalka ka qabanayaan doorashooyinka madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada wakhtiga loo muddeeyey oo ku beegan...

AFGHANISTAN: Shan Nin oo lagu helay fal-dambiyeed KUFSI-WADAREED ah oo maanta lagu Fuliyey Xukun DAL-DALAAD ah

Kabul (SLpost)- Shan nin oo lagu helay fal-dambiyeed kufsi-wadareed ah oo ay u geysteen Afar haween ah oo midkood uur-leedahay, ayaa maanta lagu fuliyey...

Qofkii u horreeyey ee Maraykanka Gudihiisa lagaa helay Cudurka Ebola oo maanta geeriyooday

Dallas (SLpost)- Nin u dhashay waddanka Liberia oo noqday Qofkii ugu horreeyey ee Maraykanka gudihisa laga helo Cudurka Ebola, ayaa maanta subaxnimadii hore ku...

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo bilowday Olole Geedka Garan-waaga lagaga Dabar-jarayo Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Hoose ee Magaalada Hargeysa, ayaa bilowday Olole caasimadda lagaga dabar-goynayo geedka loo yaqaano Garan-waaga oo dhibaato badan ku haya waddoyinka halbawlaha...

Maxaa ka jira in Shirkadda ku guulaysatay Qandaraaska tabobarka Ilaalada Sahaminta Shidaalku ay kaalin ku leedahay maamula Ciidanka?

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo iska fogeysay Eedaymo Musuq-maasuq oo loogu jeediyey nidaamkii loo maamulay Qandaraaska Tabobarka Ciidanka Ilaalada Sahaminta Shidaalka dalka  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga...

“Xukuumaddan immika joogtaa waxay innagu noqotay Dhuxul Dambas huwan oo waa lagu hungoobay”

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa shaki geliyey inay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo diyaar u tahay inay hirgeliyo doorashooyinka loo...

Madaxweynaha oo Kormeer ku maray Dekedda iyo Madaarka Berbera oo Mashaariic horumarineed ka socoto

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kormeer ballaadhan maray mashaariic horumarineed iyo ballaadhin lagu samaynayo adeegyada ay bulshada u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img