Milicsiga Dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya 1977-kii. (Q.5aad) – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Ku Biriidii Dagaalka ee Midowga Soofiyadka Hase yeeshee, markii ay ciidamada Soomaalidu u jihaysteen dhinaca Addis Ababa waxaa dagaalka si toos ah u soo galay...
Magaca Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka oo lagu dilay Deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool
Hargeysa (SLpost)- Askari ka tirsan Ciidamada Qaranka ee fadhiisan ku leh magaalada Saaxdheer ee gobolka Sool, ayaa Isniintii shalay toogasho lagu dilay gudaha magaaladaas,...
Liiska Magacyada 6 Xubnood oo Guddiga Doorashooyinka ah oo Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa soo saarey digreeto ku shaaciyey liiska 6 xubnood oo ka mid ah xubnaha...
Madaxweyne Siilaanyo oo Mar kale Xisbiga Waddani ku celiyey Xubin ay u magacaabeen Guddiga Doorashooyinka
Hargeya (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa digreeto uu caawa soo saaray, waxa uu mar kale Xisbiga Waddani dib ugu celiyey xubin...
Dawladda Ingiriiska oo Somaliland ugu baaqday Hannaan Doorashooyin oo Lagu Kalsoon yahay
Dawladda Britain oo jawaabo ka bixisay su’aalo kala duwan oo laga weydiiyey qaddiyadda Somaliland, doorashooyinka iyo macaamilka ay la leeyihiin Madaxweyne Siilaanyo LONDON (SLpost)- Dawladda...
Maxaa ka jira In Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Uu dhul Aad u weyn Ka Iibsaday Magaalada Hargeysa (Xaafadda Badda cas)?
Warar hoose oo aan ka helnay mid kamid ah dadkii Notaayadda heshiiska ahaa iyo dilaaliintii dhulkaasi ........ Musuqa iyo mugdi gelinta hantida lagu aaminay...
MR. GUDDI IYO 2014! Q1aad – W/Q: Hamse Bashe Muhumed (H.shaadhey)
Qalinka iyo buugu waa kuwo ka runsheega kalmada sida farshan’nimada leh u qoryaan, wakhti walibana waxa uu leeyahay xusuus iyo xigasho, waxay ahayd 1980...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

