Monthly Archives: October, 2014

spot_imgspot_img

Madaxtooyada Somaliland oo ka hadashay Murashaxnimada Madaxweyne Siilaanyo iyo tuhunno shaki ka muujiyey inuu Mar labaad Tartami karo bulshadu shaki ka muujisay

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland ayaa ka dareen-celisay in warar lagu sheegay inaanu madaxweyne Siilaanyo diyaar u ahayn inuu mar kale u tartamo kursiga madaxtinimada...

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftiga uu hoggaaminayo oo si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada London

London (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa gelinkii hore ee maanta gaadhay magaalada London ee waddanka Ingiriiska,...

Tirada Dadka u dhintay Cudurka Ebola oo kor u dhaafaysa 4,000 iyo waddamada Reer Galbeedka oo heegan culus galay

LONDON (SLpost)- Tirada dadka u dhintay Cudurka Ebola oo saamayn ballaaadhan ku yeeshay adduunka, ayaa kor u dhaafaysa 4,000 oo qof tan iyo markii...

Ujeeddada Socdaal Madaxweynaha Somaliland maanta ugu baxay Waddanka Ingiriiska

HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta dalka ka dhoofay, isla markaana u ambabaxay Ingiriiska,...

Madaxweynaha oo dhammaystiray Xubnaha Guddiga Doorashooyinka oo uu Golaha Wakiillada hore ugu gudbiyey iyagoo kala dhiman

Waa Kuma Xubinta Cusub ee Xisbiga WADDANI  u magacaabay inuu uga Mid noqda Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Madaxweynuhu caawa Gudbiyey Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md...

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabis cusub iyo Xil-ka-qaadis ku sameeyey Xubno ka tirsan Golihiisa Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa soo saaray digreetoo uu magaacis cusub iyo xil-ka-qaadis ku sameeyey Maamulka gobolka Buuhoodle...

CIRRO vs SIILAANYO: Danaha Siyaasiga iyo Shuruucda dalka waa iyama? Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Wakiillada oo Midiba gaarkiisa u fasirtay Qodob Xeerarka dalka ka tirsan

“Somaliland meel adag oo Xaasaasi ah bay maraysaa ,badbaadadeeduna waxa weeye in Doorasho xor ah oo Xalaal ahi ka dhacdo,haddii ay ka dhici waydo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img