Monthly Archives: September, 2014

spot_imgspot_img

Macdarrada Baabuurta lagu Iibiyo oo Caasimadda Looga saarayo dibadda iyo Istaamada Basaska oo goobo kale loo rarayo

Maayarka Caasimadda oo sheegay in BOQOLKIIBA KONTON (50%) shacabka ku Dhaqan Xaafadaha Hargeysa aanay Cashuurta Bixin Hargeysa (SLpost)- Macdaarrada lagu iibiyo noocyada kala geddisan...

“Aniga ciilka iyo cadhada aan u qabo Axmed Silanyo u gudbin maayo ubadkiisa, waayo waxaan ogahay oon qirayaa in Illaahay ubad wanaagsan odayga siiyay...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray) oo ay muddo badan soo wada-shaqeeyeen Madaxweyne Siilaanyo, ayaa...

“Waxaanan si adag u cambaareynayaa, sida ay Xukuumadu ula dhaqantey shacbiga Reer Gabiley” – Guddoomiye Cirro

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa xukuumadda ku dhaliilay qaabka ay uga fal-celisay...

Madaxtooyada oo Xisbiyada Mucaaradka dusha u saartay masuuliyadda Rabshadihii dhimashada iyo dhaawaca sababay ee maanta ka dhacay Gabiley

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay bannaan-bax rabshado khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira ka dhasheen oo maanta ka dhacay magaalada Gabiley ee...

Wararkii u dambeeyey Bannaan-bax Rabshado wata oo ka dhacay Gabiley iyo Ciidamada RRU-da oo Muquunin iyo Rasaas kula kacay

Gabiley (SLpost)- Bannaan-bax lagaga soo horjeedo Saraakiil todobaadkii hore lagu dilay deegaanka Qorilugud ee gobolka Buuhoodle, ayaa maanta ka dhacay magaalada Gabiley, waxaana bannaan-baxaas...

Shacabka Scotland oo u codeeyey inay ka sii mid ahaadaan Midowga Boqortooyada Britain

Glasgow (SLpost)- Natiijada Hordhaca ah ee codbixintii shacabka Scotland maalintii Khamiista ka dhiibtay inay ka sii mid noqdaan Midowga Boqortooyada Britain iyo inay noqdaan...

SCOTLAND: Goobaha Codbixinta oo la xidhay iyo tirinta Codadkii la dhiibtay oo socota. Maxaase laga filayaa?

“Codbixinta Scotland waxay socotaa, waxay go’aan doontaa mustaqbalka Britain oo kaliya maahee sidoo kale waxbay ka beddeli doontaa Yurub,” sidaa waxa yidhi madaxweynaha Faransiiska...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img